Somali Lyrics - Song - Amar Alle - By Ciid Jamac (Sihaam1000's request)
Uploader Comments (aliel69)
Top Comments
-
heestaan kama daalo dhageysigeda,,,,,,, amin waxeynu joognaa runta lagu arooraa ruuxii ku aaminaa abaal loogalaayoo aqal lagula hoydaaa yaaasalaaaaaaam
-
yasalaaaam heestaan waa heesta kaliya oo dadka oodhan eey isku raaceen ineey tahay hees dhuxa iyo lafaha dhalaalineyso waaaaah waah waxaas ayaa jaceyl ah, thanks aliel69
All Comments (40)
-
this will be my wedding song insha'allah
-
heestani waxaay hees aad iyo aad u wanaagsan yaa salaan iid jama "batalaale" walee waxaad tahay fanaan weyn thank u by abwaan mudiir shevodinio mohammed ahmed
-
THIS IS A REAL SOMALI SONG!!!
-
war fanaanku cod fiicanaa haddii aad heeseyso sidaan u hees haddii kale dadka ha ka nixin oo yaan lagu karhin sida dadka qaarkiis.
-
ciid jaamac fanaana hakaa ahaado ama haiska dhaafo ciid noollaw
-
kolay bina adanka isku aragti mahan aniga inta fanan jirto waxa amin sanahay fanan cid hakaa ahaado ama haiska dhaafo bye mohamed
-
yasalaaaaaaaaaaam hees macn waye ciid jamac hestan wad kabaxsatay NO 1 waaye alla aroyskaygan hestan kaqadi donta insha allah tanx @Allie69 4 postin
-
-
woow lovin it ..
-
wow war hees taan caadi maahan nooh
Ralli noqda, clip-kii hore waan tirtiray, qalad yar ayaa ku jiray. Thanks
aliel69 2 years ago