Muuqaalkan waa isbadalka lagu sameeyay cusbitaalka Dhagaxbuur taasna waxaa sababay maamulka aqoonyahanka dhalinyarada ah ee haatan maamula Cusbitaalka Dhagaxbuur oo uu hor kacayo Mudane Badri Yuusuf oo ah Medical Directorka Cusbitaalka iyo Maxamed Cabdi Xasan (Dhoodhe) oo ah Gudoomiyaha Degmada DhagaxBuur
woow is good to see this kind a development, am proud to see badr doing good job. keep up the good job badri
sulemaan1 2 years ago