GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO DALKA KUSOONOQDAY XAAJI SALEBAAN NUUR

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
2,833
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 15, 2010

Hargeysa(Ramaas) Jan.15, 2009 - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo degay gegada diyaaradaha ee Magaalo xeebeedda Berbera.


Guddoomiyaha oo socdaal caafimaad oo qaatay laba bilood ku dhawaad ugu maqnaa dalka Ingiriiska, waxa madaarka Berbera ku soo dhaweeyay Mudaneyaal ka tirsan Golaha Guurtida oo uu Hoggaaminayay Xildhibaan Guddoomiyihii Guddida Joogtada ah ee dhawaan Ku Simaha Guddoomiyuhu kala diray Guddidiisii Md. Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) waxa kale oo Tuulada Haleeya ee duleedka barri ee Magaalada Hargeysa kaga hortagay Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha baarlamaanka Guurtida iyo Wakiilada iyo Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha magaalada Hargeysa waxaana Guddoomiyaha Gurigiisa u soo galbiyay Boqolaal gaadiid ah, hase yeeshee waxaan Guddoomiyaha soo dhawayn oo aan ka hortagin Guddoomiye Ku Xigeenada Aqalka odayaasha..


Guddoomiyaha Guurtida oo shir jaraaid ku qabtay Gurigiisa Magaalada Hargeysa ayaa u mahad naqay Xildhibaanadii iyo dadweynihii ka qeyb qaatay soo dhawayntiisa, waxaanu yidhi Waad Salaamantihiin dadka reer Somaliland ee maanta Hargeysa igu soo dhaweeyayoow aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa.maanta wax ina sii qaybiya uma baahnin waxaynu u baahan nahay wixii ina ururin lahaa oo inagoo gacmaha is qabsanay doorashooyinka Raagay ee Raagay qabsana.waxa loo baahan yahay cidii ina ururin lahayd Aniguna Madaxda uun baan ka mid ahay.inaynu sii qeyb qeybsano taag uma hayno.


Markaa Anigu waxaan leeyahay inshaalaahu gacmaha ayaynu is qabsan Golaha Guurtiduna kaligii ma qeybsana ee waa la wada qeybsan yahay ayaan filayaa,Golaha Guurtiduna waxa uu u noqon Gole midaysan oo Gole baarmaan ah oo ummadda u adeega ayuu noqon doonaa ama maanta wixii la gudboon ayuu yeeli doonaa,ayuu yidhi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan.


Guddoomiyaha oo wax laga weydiiyay isku shaandheyntii dhawaan lagu sameeyay Guddi Hoosaadyada Golaha in looga dan leeyahay sidii isaga loo ridi lahaa wuxuu ku jawaabay Talaabada aan qaadayo Anigu qarin maayee, waxaan leeyahay Guddiyaal ayuu Goluhu leeyahay oo aan magacaabay oo aan saxeexay. Dee Guddiyaashii ayaa jira.


Md. Saleebaan oo ka jawaabayay suaal ahayd in Guddoomiyaha Guddida joogtadu sheegay inuu xidhay Golihii inta aad adigu dalka dib ugu soo noqonayso taasi miyuu awood u leeyahay, mise shuruucdiina ma kuu jirtaa in Goluhu inta aad maqan tahay uu kuu sii xidhnaado , dadka qaarna waxayba yidhaahdeen Golihii wuxuu noqday kaam Dhugad, waxaanu yidhi Kaam Dhugad halgankii iyo hawdkii ayaynu kaga nimid, waanu u halgamay oo uu u adeegay ummadda oo qeyb weyn ayuu ku leeyahay Dhugad.Goluhu kaam Dhugad ma aha waxaan filaayaa waa lagaga horeeyay haddii uu intaasi yidhi.


Guddoomiyaha oo la weydiiyay in Golaha Guurtida ay ka socoto isku day la xidhiidha in mar kale Madaxweyne Rayaale Xilka loo kordhiyo wuxuu sheegay inaan loo baahnayn muddo kordhin dambe.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (0)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more