run ahaantii aad baan u soo dhawaynayaa fanka iyo xaqiiqa ka hadalka group QAYLO DHAAN waxaana dhihi karaa waa fanaano fahmay lana socda wadciga saxda ah ee soomaaliya waxaana dhihi lahaa wada baraarujinta shacabka iyo wili madaxda somalida long live QAYLO DHAAN
xusen Cabdi Diini xaawo thank you if you hees soomaaliya
abdinoor03 2 weeks ago
meeel lagudagaaaloo oo dadlka ciidankiisii doooxeeen cadaawaha durbaguulo badan iyo dagmooyin eey xoreeyeeen, doqon cadaaawuu ugusoodumey durbaaan uu u garaacaa dabadeeed yiraahdaah, dadweynahu hasooboxo doodarbaan sidaaayee.... waawuxuu shariif sakiin dadka kuhayo maanta nabee. afkiina sharaf lagu macsuun cabdi diini iyo xuseen shire
damaceey 2 months ago
somalia aniga madaxwayne haliga dhigo 4 xabo ka soo reebaa :D:D
SSUJ2011 3 months ago
waa run soomaaliya waa iib
damaashaad2011 4 months ago
somalia waay urtay.
MsHamunia 5 months ago
insha allah somali will be strong again soon
Zak4000life 6 months ago 2
run ahaantii aad baan u soo dhawaynayaa fanka iyo xaqiiqa ka hadalka group QAYLO DHAAN waxaana dhihi karaa waa fanaano fahmay lana socda wadciga saxda ah ee soomaaliya waxaana dhihi lahaa wada baraarujinta shacabka iyo wili madaxda somalida long live QAYLO DHAAN
bandarqaasim 6 months ago
ciyaar jeceyl weligaa nooloow walaal weligaana xaqiiqda haka gaban wad waan gaareynaa midnimda somaliyeed wixii xumaan wado wey dareerayaan insha alaah.. somali daacad danta guudna ilaliyana wey imaanayaan..
calakasomalia 6 months ago