Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 19aad
Top Comments
All Comments (22)
-
dalmarqaran doofaar ayaad tahay waa fanaanad weeyi gabadhu ee shat up maxaad qabiilkega ka la socda
-
hehehe cajiib, inkastooy tima qaawanaayeen oo rag ka dheer dhex batalaqsanhayeen, hadana toloow see dib dambe loogu heli doonaan musik sidaa u macaan, dad heesaa ah oo bidhaanta muuqa iyo cod wanaaga isku darsaday, xaga asluubtana kuwa badan oo maanta dadan shoow maxay ka dhawrsanaayeen. gabdhaha iyagoo timaha qariyay inay heesaan ma la isu keeni karaa toloow labadaa.
-
walaalow xareedo ismail ma cali jibraahiil baa mise cabdiraxiin saleemaan i wonder vocal and jaz music she was icon and secure ma majeerteenbaa?
-
@cibaaro I agree with you except Magool, she is dhiigcab. The rest of the ladies are great Somali singers and we love them.
-
waxaas baa daadis lagaa dhahaaa! "dadka oo hurda gabanyahow guuraynayaa, keenee gardaran"? isagaa gardaran. maha? haha
-
THANKS XASAN BURHAAN SXB
FANAANADII WEYNEED EE QARANKA XAREEDO ISMAAIL CABDI DUNIYO
WAA FANAANAD WAX BADAN USOO HALGANTAY FANKA
HEESTAN WAXAA LA QAADI JIRAY MIRAHA IYO MUUSIKAN LAHAA
ALA HA U NAXRIISTO ABWAAN MULAXAM FANAAN CABDULKADIR
XASAN NAGEEYE OO AHAA FAANAN QAALI AH KU AHAA HOBOLADII WAABARI
WAANA KII U YIRI ABWAAN AXMAD SALEYMAN BIDE DHIILE WAA NAGEEYE
MAR U KA HADLAAYAY FANAANIINTA SOMALIYEED,
-
xareedo ismaaciil duniyo fanaanad qiimo badan oo soomali iloobi doonin
-
majeerteen adeer maka yaraysto saan aniga u malaynayo . anigu abtiyaal ayey ii yihiin lakiin waxaaba geesinimo iyo karti leh kuwa aad u taqaan kuwa laangaab ah sida morgen iyo ...... raga lamid ka ah kuwa maxamud salemaan la dhaho waxay wax kuyihiin waakuwaas
-
maxaa halkan ku soo galiyay ??!!!!!
-
qoftan waxa umalaynaya in la dhaho xareedo simacil.
waxa ay hada joogtaa UK. waa MJ ....waana reer bariga kuwa ah cali jibrahil
Waaaaaaaw! Heestaan waxaa Xareeda la qaadi jiray Cabdulqaadir Xasan Nageeye. Erayada iyo laxanka waxaa iska leh Cabdulqaadir Xasan Nageeye!
Zuugaan 3 years ago 8
waaaaaaaaaw afkaada caano lagu qabay waxaasaa heesa viva MJ ,
outlawzliibaan 3 years ago 4