Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Wacyi Layla Kootali Albumkii Wabi Caashaq

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
29,631
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 11, 2009

Hees Cusub Oo La Magac Baxday Wacyi *Albumkii Wabi-Caashaq*
Codkii Queen Layla Kootali **Ereyadii & Laxankii Abwaan A/Ilkacase

Si kastuu u wacan yay
Garashiyo wanaagiyo
Waxtar uu u leeyahay

Wadadaa nin marayoo ( Waa KHAMRIGA)
Wabi caashaq galayoo
Ka dar saday waadoo
Xiiskiisu wiiqmaan
Waxba looga aayine

Hadaad wayso shaydaan
Iyo waqal beena
Adigoo aan waxba qabin
Nafta ka waraabinayso

Waali gadanaysoo
Markaad jaahwareerte
Waabaydu ku gaadhana
Dadka cay wacaysoo

Nin wayn looga roonee
Waynahaa ka yaaboo
Waar hooy is dabaqabo
Waar ninkoow isdaba qabo

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (ALMISSTUDIO)

  • KHAMRADA Si kastuu u wacan yay Garashiyo wanaagiyo Wax tar uu u leeyay Wadadaa nin marayoo Wabi caashaq galayoo Ka darsaday wadaamo Xiskiisu wiiq maan Wax ba looga aayine Hadaad waysa shaydaan Iyo waqal beeana Adigoo an waxba qabin Nafta ka waraabi nayso
see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Waa aaqiru Zamaan meeshii dadku markay duqoobaan cibaadada ku carari jireen hada heesaa lookala cararayaa yaan allaah ha idin soo hadeeeyo amiin

  • kkkkkkkkk war duqda may qabtaan kuwa musiga utumaya ee iska fadhiiso maydhahaan kkk

  • DumARKA HA ISDABA QABTAAN>>ADOO KALE , CIMRIGAN BA MIKARAFOON KU QAADATE. ..FACAAGA LAYLA SALI BEE QAATEN EEE ADUN LEE IS WACDI KKKKKKKKK

  • waah waah yaa layla

  • mansha allah layla kootil

  • waaaaaaaaaaaw fanaanad cod macaaaaaaan .

  • wa hees iyo badh walee....very beuatiful lyrics..manshalah ,,,Leyla cadeey,, keep up the good work inadeero...waan ku hambalyeenayaa

  • Yaa salaam yasalaam waxaa sa coda

    waan ka helay heestan way is wada haysata

    waa run hhhhhhhhhaa

    heesahaaso kalaalagaa raba

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more