HEESTA GACAL IYO XIGAALLO Koxdha Qaylodhaan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
16,907
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 17, 2011

Gacal iyo xigaaloow
geyigeeni waa hore
hadii gacal gef kala galo
ama geel lakala dhaco
ama geesiyaal iyo
gurbood layska dabar jaro
garta odaya gooyiyo
geed lagu dhamayn jirey
war maxay guyaal badan
gurac iyo afgaran waa
talo ugu gidaadoo
gurigeena waxa gubey
maxaynaaaaaaan u garaneyn
gacal iyo xigaaloow
niman geyinba xaajada
geli karin garteenoo
garaneyn afkeenaba
maxaa loogu guuroo
garab looga doonoo
geyigeeni weynaa
garcadaagi joogiyo
gogoshii inoo tiil
maxaw garab martaanoo
gurya kale u aadaan
gacal iyo xigaaloow
shirka loo gudoonsadey
geyigeena hodonkaa
geedaha harkoodii
geel aan ku qalanoo
guun waaya aragiyo
gamadiid siyaasiyo
abwaan gabaya tiriyiyo
gar cadaa ha joogoo
isafgarad gun dheer iyo
duca lagu gunaanado
galad aan ku gaaroo
guul aan ku hoynee
geyigii ha la gu dhigo!!!!!!
geyigiiii ha lagu dhigo
Erayadii Ruqiya Mahamed Salax, codadkii Kooxda Qaylodhaan Mogadishu

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (1)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Heestaan waxaa erayadeeda tiriyay Ruqiya Maxamed Saalax oo ka mid ah abwaaniinta kooxda Qaylodhaan. Ruqiyo waxey horay u sameeysay heesta calanka oo ay isla kooxdu qaadaan. Heestaan waxaa ku wada qaadaya kooxda qaylodhaan Muqdisho oo iyagu ka mida kooxda qaylodhaan.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more