ma ah markaa xoraynta somaligalbeed kama duwana xoraynta ogadenia jihaadku kor uqaadida kalmada ilaahay markaa maxaa arinta kukoobay baa la dhihi karaa somaligalbeed waxaa af qalaad lagu dhahaa waxaa jira arin ka qaldan somaligalbeed taasoo ah nationlised religion diinta iyo wadaniyada oo la isku daro waxay keentaa dibu dhac JWXSG dalkiina xabada ka daaya dadka diinta bara dadkiinu waa dhamaan muslimiinta waxaad si khaasa u bartaan diinta muslimiinta Ethiopia lakiin ka ku ekaanina somaligalbeed
illaaheeyoow rabiyoow dadka iyo dalka ogedenia guuleey oo xabashada iminka xamar noogu timid ka qaboo yaa allaah yaa raxmaan yaa raxiim rabiyoow gacanta kuu hoorsanaye gaalka naga qaboo aaaaaaamin aaaaaamin aaaaaamin
warqabto 3 years ago
ma ah markaa xoraynta somaligalbeed kama duwana xoraynta ogadenia jihaadku kor uqaadida kalmada ilaahay markaa maxaa arinta kukoobay baa la dhihi karaa somaligalbeed waxaa af qalaad lagu dhahaa waxaa jira arin ka qaldan somaligalbeed taasoo ah nationlised religion diinta iyo wadaniyada oo la isku daro waxay keentaa dibu dhac JWXSG dalkiina xabada ka daaya dadka diinta bara dadkiinu waa dhamaan muslimiinta waxaad si khaasa u bartaan diinta muslimiinta Ethiopia lakiin ka ku ekaanina somaligalbeed
dhakaabaxaro 3 years ago
walaalaha somaligalbeed dhamaan waxaan aad ugu boorinayaa inay danahooda gartaan si ay dhibkaan uga baxaan waxaa ruxii falaqeeya siyaasada dadka ku nool dhulkaa usooo baxaysa inay wax xal ah ku jirin jabhadayn qaasatan JWXS waxaan kula dardaarmayaa inay hubka dhigaan oo ay dadkooda dhinaca karaacaan mar hadii dhamaan somaligalbeed maanta ay ka duwan tan sidii sagaashankii masaajidu way camiriyihiin dugsiyadana waa la dhigtaa markaa mar hadii xoriyad diineed jirto islaamka somaligalbeed kaliya
dhakaabaxaro 3 years ago
allahayoow jabhadeena fara batay guulee aamiin...maxabada kufriga illahay goor horuu maanacaye
Godeygacal 3 years ago