Hees Somali - Xasan Adan Samatar iyo Xayat Garabyare
Uploader Comments (dalmar46)
All Comments (11)
-
Hassan Aden Samatar / the Somali living legend
-
waa run riwayadi waxay ahayd riwayada keliya een arkay oo buuga laga qoray abwaankuna wuxuu cisman aadan askari lkn qabiilka meesha ka daa waa waxaa inakala irdhaysiiyey waxaa dhegasashada riwayaadan iigu horasey sanadkii aan baratay dhesashada heesaha waa 1980 bugga riwaayadaan laga qoray waxaa dusha kaga sawirnaa nin taagan geed hooskii islam markaana wata waraf iyo shimbro geed saaran wuxuuna diyaar u yahay ninku inuu shimbiraa waraf ku tuuro kkkkkkkkkkkkk
-
@kudaare waa mid kale
-
riwaayadii "waraf iyo shimbiro war isuma hayaan, waayo aragnimo la'aaneey ba!" 1977
erayadii iyo fikradii abwaankii iidoor ee Cismaan Aadan Xuseen (Cisman-askari)
book ayaa riwaayadaas laga qoray ma illoobo fasalka ayaanu is dhiibi jirnay habeenka jimcuhu soo galayo si hadba qof u soo akhristo
-
JOOHARA MAAHA SXBAYAAL SIDAA HALOOLA SOCDO...XASANA HANOOLAADO GABADHII HORE EE QAADI JIRTEY WAXAA LA YIDHAAHDAA SAHRO AHMED.SIDAA ULA SOCDA CARUURTA MEESHOOW.
-
heeskan gabadha laa qadaysa waxaa laa yidhaa hayaat garabyareh abahedna waa fanan reer jabuti ah kuwa shegeya jowhara aden wad ku jabteen
-
Erayadii cusmaan aadan askari,ruwaayaddii waraf iyo shimbiro.
asalka heeska waxaa wada lahaa xasan iyo samatar,
-
walaal heestaan waxaa laqaada sahra axmed jaamac waxa ay kamid ahayd ruwaayadii waraf iyo shimbiro war isumahayaan
-
kudaare ,,,, walal hestan gabadha hada la qadasa waxa weyaan gabadh reer jabuti ah , jowahir aden cashur lakin qofkii hore ula hesi jiray ma garanayo,,,
sorry i thing inaan saxsanahay inkasto aniga suasha anad i weydiin hadana sidaan anigo u hesto weyan thnz
Barkhadd ma muhiim ba inaad sheegti abwaan qabiilkiisa, Cisman wuxuu ahaa nin wadani ah, waxaa igu danbeyse 1982.
dalmar46 6 months ago