Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1987. Faadumo Cabdullahi "Maandeeq". Selection of Somali music from the SDR TV, 1987. Fatuma Abdullahi "Maandeeq"
that was da gut tyme we had in our country but weve remained with meaningless artist only their intention is too copy from the old artist i love hoyo mandeeq ur extremely cute
Maandeeq sida magaceeduba tilmaamayo fanka iyo suugaantii soomaalidii hore ayey kaga jirtay safka hore
TheMohamuud 8 months ago in playlist heeso qaraami ah
YAA SALAAAAAAAAAM ada ila soo galay jacaylke markan ka guudoomay ada goyeey nabadee ma ogtahay inaad iga gardaran tahay
iskorisgirl 1 year ago
@azhaqz lol I AM hoping that u r a girl,,,,if Mandeeq is ur mom, maryan,,ma ina mursalba, and is khadra ina daahir,,,,damn girl i wanna marry u lol
Holiwuudh 1 year ago
waar waa sheekhad imika mudo dhherna may heesin ayaan maqlay!!!!!!!!!!!
ameen260 1 year ago
Maandeeq, waa fannaanad qaali ah,
Safka horena kaga jirtay Hobalada Waaberi
ee Qarranka.
Macoow06 1 year ago
that was da gut tyme we had in our country but weve remained with meaningless artist only their intention is too copy from the old artist i love hoyo mandeeq ur extremely cute
azhaqz 1 year ago
she is so beautiful looooooooooooool she is so cute my mom mandeeq u and maryan ur the best khadra
azhaqz 2 years ago
qurux badan maandeeq eesh cala cod waa fanaanad buuxda
djibouti1983 2 years ago
Ma caddeyn karo arrintaasi, laakin waxay degen tahay London, UK, dabayaaqada 2008diina aad ayeey u xannunsatay. Ilaah caafimaad ha siiyo.
XasanBurhaan 2 years ago
Maandeeq waxaa igu maqal ah inay ka fariisatay fanka oo ay cibaado bilowday maxaa ka jira arintaas?
Ducaysane100 2 years ago