Hobolada Waaberi in China

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
21,108
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 2, 2011

Hobolada Waaberi oo bandhig faneed kusoo bandhigay wadanka shiinaha 1980's.

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (LBchannel)

  • hej Khawdhan.

    cajaladaan waa barisamaadkii faqash ee maxaad u soo daysay brother. waa adigii siyaad iyo kacaankii dhuuso ku tilmaamayey?

    Gaalka dil gartiisana sii ayey somalidu dhahdaa. marka siyaad iyo kacaankiisii waa fiicnaayeey mararka qaarkood sax

  • @Abdigeri Kala saar Dawladii faqash iyo fanaaniintii Soomaaliyeed. Fanaaniinta Soomaaliyeed Faqash maaha inkastoo imika qaar ka mida ay isku xaareen. Teeda kale dadkii u shaqayn jiray dawladii faqashta dhamaantood may xumayn oo dad wanaagsan oo sharaf leh ayaa ku jiray. Anigu waxaan diidanahay waa dadkii ku taageerayay ama ku faraxsanaa xasuuqii uu u gaystay shacabkii Somaliland. Anigu waligay runta kama gabado oo waa runtaa inuu afwayne barre sameeyay waxyaalo badan oo dadka iyo dalkaba ....

  • @Abdigeri Continue.....

    Waxtar u lahaa, laakiin maxaa ka dambeeyay?????? Wanaagii uu sameeyay waxaa ka Badnaa Xumaantii uu dalka iyo dadkaba ku sameeyay. Waa ninka masuulka ka ah waxa maanta ka taagan Soomaaliya. Hadii aad leedahay daaro iyo beero ayuu sameeyay dee dadkii loogu talo galay inay daarahaa ku noolaadaan ayuu gumaaday. Waxaa uu qabtay oo dhan waxaa ka qiimo badan Nolosha Qof qudha oo uu dilo. Asaguna boqolaal kun oo qof ayuu xaqdaro ku laayay. Fuck Faqash.

  • akhyaarey heestan 2008 baan halkan mar ka daawadey, waxaana markaa iyadoo sidan ka faseexsan soo geliyey nin watey magaca Qawdhan, ka dib heestii waan waayey meeley jaan iyo cidhib dhigey, maantaan marka dib u helay, maase sidii aan waagaa ku daawadey, waayo furitaanka inan Chinese ahayd ka hadalaysay, kuna soo dhowaynaysay hobolada masraxa, haddana sxbkey qawdhan maxaan ka codsanayaa hadduu la kulmo qoraalkeygan inuu dhib u soo geliyo heesta, oo aan fiolayao ianay ahayd originalkii.

  • @jabaanlaaye Saaxiib waa anigii Qawdhan. Janalkay hore ayaa la odhan jiray Qawdhan, imikana waxaan la baxay LB Channel ee sidaa uula soco. Maan fahmin heesta aad doonayso. Ma waxaad doonaysaa heestii caasha cabdow ay luqada shiinaha ku luuqaynaysay, ma waxaad doonaysaa isla heestan oo quality wanaagsan leh, ma hees kale ayaad doonaysaa? Bal i fahansii heesta aad doonayso heestay tahay.

  • Adigaa mudan abdullahi1988.

see all

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wallaahi waa hees qiiro le oo ku xasuusinaysa somaliya qiimaha ay lahayd berri samaadkii ku darsoo dawlada shiinaha somaliya ayaa ka mid ahayd dawladihii udoodaaayay in qaramada midoobay kursi laga siiyo maantana waad aragtaaan

  • Qofta afka chinaha kuhadashay waa Caasha Cabdow caafi maahan

  • LBchannel, sxb, waa isla heestan, lakiin tii hore tan way ka wanaagsanayd,

    waxaana ku jirtey gabadh chinese ahayd, sida aan filayo inay furitaanka

    ahayd baan filayaa.waa taas middaan ku waydiinayo, adigoo mahadsan.

  • @Hindisaa hindisa gabdha haa halaa iga maqan aankusaxo gabdhaha geeska qalanjo mandeq feynuus magaran fadumo wanaag luul jeylaani caasho abdoow xakiimo from folkor danse madiino abdi ali xaga wiilasha waxey ubadan yihiin folkor danse bacalwan aun abdiqadir calasow hanuuniye iyo fanaaniinta hada jooga dubea ee niikada

  • Casha Cabdow waa hobolad afaf badan ku hadasha, sida shiina iyo sawxiliga iyo qaar kale oo badan.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more