Waayaha Cusub Hooyo
Loading...
234,509
Loading...
Top Comments
see all
All Comments (99)
-
@kulmiye29 sxb fiiri her latest pics weey naaxday naagta this was long time ago
-
@mizzilawad iike ur name sis whre u @ i wana finad gacaliso yeh i,m in fashion
-
@kulmiye29 Do u fashioN?
-
i lovee wayaha cusab , you make my heart smile
-
damn she soooo talented man,,,,,, the whole world she should recognize her yall...
The whole world is missin this beautiful, young talent sister...
-
waar gabdha naaxiya oo cuntada ku qasba dawooyin fatmina siiya ha naxde waamxay khalfoofkani
-
@GalmudugHanolato Bogumil Vitalis Andrzejewski was my folk, Polish. So I bought the "Somali Language and People". All the best!
-
aww luv this song.!!!!:)
-
qaxariyo dhibaatiyo qax wareerka raadsaday qaarada aynu jooqnee qalalaase miidhan miyaan qabarba laga hayn qufaciyo xanuuniyo cudurada la qaadsiiyay qaarada aynu joognee qof walba la saaqidiyey miyaan qabarba laga hayn hooyo waa qaylisee hooyo waa qaracantee miyaan qawlku gaadheyn halkuu nabarku qalanyahay qaxariyo balaayiyo qiyaamaha dhacaayee qaarada aynu joogeen qulqulaada miidhan miyaan qabarba laga hayn qasabiyo xumaaniyo dumarkan la qaawiyeyey miyaan qab...
-
hooyo waa qaylisee hooyo waa qaracantee miyaan qawlku gaadheyn halkuu nabarku qalanyahay falis, qiiradadu waa run qowlkaaguna waa sax hooyo waa qaylisaa hooyo waa qaracantaa qalbigaanu jabinaa quudka ay na siisiyo qaabka hooyo noo koriso uma siino qiimaheed hooyo waa qaylisee qaxa iyo dhibaatona kama dhawro kuligeen hooyo waa qaracantee hooyo waa qadarkee qadarin bay mudan tahay waa inaynu qaabaynaa nolosheeda qiyaasnaa miyaan qabarba laga hayn
Loading...
fatuma369 sister it is a language called somalian heard of a country in east africa called somalia next to kenya,ethiopia i think you know it,this the language we speak and may be the world best and cool language in the global with sexy and fine people who are muslim and the song is talking about what moms do for us i gave to much info hope it helped enjoy the song!!!
GalmudugHanolato 3 years ago 11
masha allah this girl have talent, her voice realy beautiful love it
lovergirl123454321 2 years ago 10