ONLF [PART TWO]
Top Comments
All Comments (14)
-
Doodna waxaan u leeyahay dadkeer, hadalka deyn waayey
· Nimanyahow damiinnimada waa, lagu dulloobaaye
· Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan, duxi ka raacayne
-
Denbi weeye Kufriga, aad u dabcaysaane
· Marka horre dabkuu idinka dhigi, dumar sidiisiiye
· Mugga xiga dushuu idinka rari, sida dameeraha e
· Mugga xiga dalkuu idinku odhan, duunyo dhaafsada e
· Mugga xigana daabaqadda wuu, idin dareensiine
-
guSHA ALLE haidhiin dalio inshallah from burco
-
horey ayey itoobiyaanku isugu dayeen inay barnaamijkan oo kale dadka la dhexyimaadaan.
midka hadda hadlaya ee iska dhigaya inuu taageersan yahay itoobiyaanka ayaa beri xamadda wuxuu ku ridi isla itoobiyaanka amxaarada iyo tigreega ah. haddaba, soomaali nin la yiraahdo RICHARD BURTON oo muddo ku dhexnoolaa ayaa ka sheekeeyey isaga oo soo xiganaya hadal Sayid Maxamed yiri, wuxuuna yiri "soomaali mid kaa jira iyo mid kula jira kala saari waa kuu wada soofeysanayaan mindi". marka tii ayaa taagan
-
waxasaa wilal ah waxasaa la gursadaa waxaasaa guri loo galaa gudkana ka dhiga inta kale gur gamsi iga dheh aniga aloow guulee gushana sii jabhada joxo jecliyaaa onlf alloow u gargaar wilashena gushana sii dalxir dal xornimo jecel
-
jecliyaaa jooxo jecliyaaa onlf
alle ha guleyo jabhada joxu jeclaa onlf walee dabgay qadeen waan ku dirsanayay alloow gulee gushana sii gab gaab gabashida ay dhamaan gurka goyaaaaaaan ka naxoow nafta waa mandeeq dalxir
Achupanoh 4 years ago 5
Nin ragay dardaaran u tahaye, doqoni waa mooge
gwbk1 2 years ago 4