ziyaaro (dikri) - sheikh mohamed faqi yousaf 8 of 18
Uploader Comments (qadiriya)
All Comments (38)
-
wahabiya maxaay ka yaqaanaan amaanta alle waa jaahiliin bidco ah xuska alle iyo nabiga diida nabiga diidoow duloow insha ALLAH
-
Meeshaan oo kale cambuulo iyo bun ayaa ku gacan gashay kkkkkk
-
@americanummah Inkaar allahu kugu dhoco adiga iyo inkarta nabi Maxmamed SCW
IYo inkarta macalin biyamaaloow
Iyo inkarta sheakh xuseen goley
iyo inkarta aboow macalin nuur maxamed siyaad
Iyo inkarteeda ha kugu dhacdo
-
MASHA ALLAAH
JZKL KHEYRAN WALAAL QADIRIYA
ILAAHAY HA KU NUURIYO QALBIKA AYAA NOO NUURISAY
-
Subxanallah arag waxaan intee shaqalaaan ka badatay ee meshaan iskee ruxruxayaan fitna cindi intee la ga soo garay siyaaro rasulka iyo sunnadisa iyo kitabka ma qabe
hadde jim rabaan me dhulka dhistan intee dinta bidco ku darilahayen
-
raggaan ayaa siyaasada caalamka hada kajirta lasocon kara,
sababtoo hadii loo fasaxo, CIYAARTOODA iyo QABRIYADOODA, iyo bunkoodaba
dagaal qaadi maayaan ,waa dad modern ah DAL laqabsaday iyo DAD laxasuuqay iyo ITHIOPIA dal soo gashay waxba kama galin ,
jihaad koodana wuxuu billowdaa marka muslim kale gaalo is hayaan ,
gardheera yaasha surwaalaad gaaban ee asal raaca ah ee aan rabin beesha caalamka iyo sharciyada u yaalla ee aan dooneyn dimquraadiyad iyo sharciga jeneva ,waxaan ku dhihi lahaa
-
loool wara kuwan ciyaar ee wadan wlahi
Inkaar Allahu Ha ku rido suufiyo iyo qaadiriyo
americanummah 3 years ago
Walaal Rasuulkeena SCW maa aheen qof dadka inkaar jari. dadka waa u daceyn jiri. Sunadiisa ha iloowin - allahu aclam
qadiriya 3 years ago