masha allah waa guul reer maakhir gaadhay ama soomaaliba hadii degmo walba ama gobol walba uu dhisto university ama jamacad baahida waxbarasho oo debedaha loo aadayo waa laga kaaftoomilahaa waxaana leeyahay dadaalka horumarinta dalka waa inaan ku dadaalaa hadaanahay soomaali waad mahadsantihiin
5,220 views hadana comments la bakhilay loool.. MABRUUK maakhir university uguma hanbalyeenayo calashaan ina ahay makhir girl ee in laga dhisay sanaag jaamacad e ku faanto SOMALIA :) .. MABRUUK AGAIN HALKAS KA WADA SOMALAAY :)..

MrQamaam 3 months ago

87miSSmona 7 months ago