Jeegadaan U aalaah (Hees)C/Tahiil
Top Comments
All Comments (28)
-
waah waah yaa fanaan ahaa ahaa ahaa cod dahabiya lahaa cod baxsan lahaa ku luqayn ogaa
-
waah waah waxaasaa heesa hal hal yaa cabdi tahliil ku darsoo waa heesa ha aan ugu jecel ahay
-
ileyn gabaw iyo geeri mid unbaa loo taganyahay
bal fiiri habaka uu iskula waynyahay iyo hadda xalkiisyu halka uu marayo
ku waano qaado oo intaa aad taag daraan wax sii hormarso il
-
masha alaah abdi tahlil
-
Listen all you music lovers, this is where artist is declare their talent; Its about choice of melody, beat and rhythm and he has got it.
thank you,
-
indh ......adigaa ii jiitoo.... ind...dartaabaa. jeegadaa u aalaaa......sidaan kugu jeelee jirku ii halaashee nafta ku jeclaatoo sidaad iga jeedaa isku jaadba ma heee
-
heestu waa sidan:
markuu jeera dhaabu
jidhif geedku yeeshaa
jirridii laxaad leh na
jabi waayi ma'see
-
Baaruud17....dhoore dha.dha.dha buu kulifaaqay maa'he..caadi waaye sxb. Somali badan baa dha.dha.dhada. kuhadadha, waad ogtahay nooh.
-
dhoore 11 heesta haddii aadan qori aqoonin haku danbaabin abaa meesha waxa aad ku soo qortayne qaabdaro, na dhaaf brooo heesta haddii kale soo baro ka dibne soo qor wejiyo xun baan maqli jirnee qoraalo xun baa soo baxay.... lol sxb...
dhoorre11 2 years ago 5
Fanaan plus Abwaan.....
abdishyne 1 year ago