DEGTA QORIGU NOO SURAN by Hawa luula ft Abdi Gacan
Uploader Comments (mrMADAALE)
Top Comments
-
wiilyar agoonaa oo ogadena waxaalagugawracay jailka buqlan sidii xoolo
-
Great Song
Haawa Luula u are the QUEEN
Ogadenia 4Life
All Comments (62)
-
WOOW MASHA ALLAH XAWO MY REALLY SIS HURDO DEEXSAN MEYNO EE GALABTK AAA QORIA INU SUURAN VIVA ONLF NOLOYA WELIGIN GUUR BAAN INUGU OOGTAHEY WELLI DEQ SHIISHEYYO WAA DIINEY DANTA JOOXA DHAFSAN GUUUUUUUR GUUUUUUUUUUUUUUR INSHA ALLAH ONLF
-
Sala cala nabi Illaahay Ha la Qabto Xornimada Amin wa salaat wasalam cala rasuulillaah !
-
wooooooooooow didi meyano garida dafulaha gumeysiga in tuu doni dagaladana
-
Diidi mayno Geeridaa Dufullaha Gumaysigu intuu dooni Dagaladeena Hurddo Deexsanmaynoo Dagta Qorigu noo suran Dumarkiyo carruurtuna intay dool yihiinee Dal shisheeye Joogaan Hurrdo Deexsanmaynoo degta qorigu noo suran Dumarkiyo carruurtuna intay dool yihiinee Dal shisheeye Joogaan Hurrdo Deexsanmaynoo degta qorigu noo suran
-
guuuuuuuuuuuuuuuuuuul soomaaligalbeeeeeeeed hanoolaato hana israacdo
aaamiin
-
waxaan su aal waydiin lahaa walalkay jaango waxaan arkay isaga oo leh bbcda waxaay dhahdaa dhulka soomaalidu dagto ee ogaadeenia adna waxad leedahay soomaalida ogaadeenia aan su al waay diiyee ma ogadeenka ayaa soomaali ah mise soomaali ayaa ogadeen ah
-
ogadenia maxay uga duwan tahay eriterea?ogadenia maxaa heerkan soo gaarsiiyey//////.maxaa keenay kala qoqobkooda?sidey dani ugu jirtaa ma inay ka qayb noqdaan dawlada ethiopia oo awooda wax ku yeeshaan ciidanka awood ku yeeshaan qaabab kale bulshada horumarinteeda qayb ku yeeshaan? mise jabhadeyn dhameystir laheyn bulshadiina kadeeda dhan walbana ka curyaanta,aniga somaali ahaan fakarkeyga arrintaan basar iyo caqli ayey u baahan tahay qori uma baahna.
-
long live ogadenia
From: Fanaanka; MAXAMUUD JAANGO
Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinaynaa Madaale Studio melbourne, sida wadani nimada ah ee uu u soo galiyey heesta wadaniga ah ee ku saabsan aaya ka tashiga Shacabka Soomaalida Ogadeeniya.
Heestaasoo oo xanbaarsan farriin muhiim ah
oo ku saabsan halgenka, loona baahanyahay in meel kasta la gaarsiiyo.
thank you Madaale studio.
Qore: MAXAMUUD JAANGO
mrMADAALE 2 years ago