Marka hore walaal waxaan kugu salaamaya adiga iyo dadka webka ku jira, markaa kadib walaal aad baad u mahadsantahay comments ka aad isiisey kadib na sawiradaan aniga ayaa 11th August qaadey dad badan ayaana copyright sameeyey waana caadi aniga gacanteyda wixii aan ku sawirey miyaad rabtaa in aad i tiraahdi aniga ayaa leh? anaa ba Madaxtooyada ka tirsan puntland gaar ahaan Garowe marka aniga ayaa sawirey brother adiga ayaan ba dacwad kuu qabaa hadeer!

lol thanks 4 your comments,
maxamadmex 2 years ago