Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

hooygi fanka hargeisa

Loading...

Sign in or sign up now!
5,531
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 7, 2009

vedio

Category:

Film & Animation

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • DUCAYSANE2000 walal anagu hadanu nahay reer HARGEYSA waxanu ka helna FADAREYSHINKA wanu isku walaqanay walal marka la noqo burcadad srry

  • walal i love ur videos thx walal

    Hargeisa cadey i love u!

  • waaw wa hogygii fanka ee hargeysa 

  • @TheWaiting22 immika xagee loo maraa markkaa ma adaa lagu sii dhexmaraa tolow baajuun baatehee

  • @Ducaysane2000 caqligaagaa kaasa dee maxaan ku idhaahdaa no comment at all. qaado plan ka gabigiisaba

  • magaaladan qaabka loo dhisay ayaa isdhexyaac ah qof walba meeshuu doono ayuu iska dhistay looma habeynin si ku habeysan injineerin magaalada dusha marka laga sawiro waa inay guryuhu saf saf u dhisan yihiin oo wadooyin dhex marayaan taas waxay u fiican tahay bilicda iyo amaanka waayo haddii dab kaco halkee loo mari,soo xaafad dhan guban meyso,teeda kale sawir qaaduhu muxuu uga boodaya dadka dan yarta ee daaro dhaadheer oo qura noogu sawirayaa taasi waa cunsiriyad inteeda le;eg.

  • waar daawo dalkaaga hooyo deedna ka fikir inaad wax ku darsato ama dadkaaga kaalmeyso si ay meel uga gaadhaan himiladooda aniga waxooogaa yar baa iiga hadhey insha Allaah waan higsan doonnaa mustaqbal iftiimaya ee Hargeisa

  • Jecliyaaaaaa somaliland. Allow noo barakee dhunkeena oo ka dhig wadamada aaduunka ugu barakaysan AMIIN AMIIN. Somaliland dhul dadbadan naftooda u hureen.

  • Hargeisa way qurux badatay waxay u qalantaa caasimada Africa oo dhan maxaa yeelay nabadgalya ka jirtaa meelna kama jirto oo lacagta ayaad banaanka la maraysaa Africana kama dhacdo taas oo kale.

  • Markale iyo ibraahim mooge

    waad mahadsantahay maadaamo aad noosoo duubtay magaaladayadii hargeisa.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more