Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Shay mire dacar Bosaso heestan wuxuu ku qaadayaa studiyaha tv ga ETN xaruntiisa magaalada bosaso isagoo ku amaanaya magaalada bosaso waxaana lagu waraysanayaa barnaamijka fanka iyo suugaanta Ee ETN Bosaso

Loading...

Sign in or sign up now!
106,101
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on May 9, 2009

No description available.

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (inacarabxassan)

  • waa hees aad u fican una qalanta bosaaso oo ah magaalo dhanac kasta kafican, waxanan u hanbalyey nayaa reer bosaaso iyo dhaman reer puntland nabada iyo kala dan beynta ay dhul kooda kasameyeen. i am from s/l lakiin wa ku farax sanahay waxa ay qabsadeen reer p/l. salaam

  • @werdiking sxb waad mahadsantaahay somalialnd and puntland dadka kuwada noole waa wada soomali dadku haday adiga oo kale wada noqdaan waxbaa hagaagi lahaaaa

  • waaw sxb kani caadi maaha

    waa laga qayliyay yeah bosaaso is funy

Top Comments

  • Excellent song for a great city Bosaaso, much love from SomalilandPress.

see all

All Comments (69)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dhididiku waa caafimaad inuu kaa baxo iyo qoraxdu boosaaso bilan

  • @vloret1

    maxaa shariif kaa galay ma adaa wax u dhiibtay mise waxaa rabtaa inaan faaleyno odayaasha aad hoosta ku haysato sxb oday la caayo oday la caayuu leeyahay ee is jir ...

  • fanaanka wa runtiis lakiin aad bey u kulu shahay asaga xata wa dhidadayaa

  • waaaaaaaaaw cadi ma ahan walhi habeenkas live baan u dawanayey  bisharo mohamed wacays wariye sare ayeey ahayd aadna u qurux badan

    viva bosaaso hanoolaaaaaaaaatoooooooooooooo­ooooooooo

  • hi my brothers.where can isee this style of music played live in Nairobi? thanks

  • @werdiking walalo thnk U very much (::** aad baan kuugu mahad celinayaa commentgaaga fcn

    GOOD LUCKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK *

  • wax an ahay gabar reer boosoos ah aad ayan ugu farax sanahay heestan iyo dhaman heesa ahan fanaanintu u amaneyso dhulkan haayo shey mire wax an lenahay nolow heesana sobadi reer putland gaar ahan gobolada dalxiska soboqoda bosaaso hanbalyo

  • I LOVE YOU BOSAASO VERY Good

  • boosaana ma meelbaa!! inta dhul alla badshay qandho sonkoroow iyo dhiig kar badan oo kuleel badan maleeygana weey maalaan, balaayo kuleel badan

  • waligey boosaaso ma tagin laakiin waan jeclahay dhulka soomaaliyeed meel kasta oo nabad ah waxaa wanaagsan in soomaaliya oo dhan ay yeeshaan is maamul si kale oo nabad lagu gaarayaa maba jirto talo ahaanteeyda madax weyne xamar la geeyasy muxuu soomaaliya oo dhan ka qaban karaa dadkii hub ayaa gacanta ugu wada jira.

View all Comments »
Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more