Heestan waxa ku luqaynaya Ubah-Fahmo ,waana erayadii Bashiir Sheekh Cumar Good,waa Musigii Yuusuf Sheekh (Subxaanyo) iyo Isu dubaradkii Abiib IIman
Bashiir Goth heestan uu Sanadkii Cusbaa ee 2010 ugu talo galay wuxuu ku Tiraabtay ereyadan Heestan soo socta oo aan ku suntayo curashada 2010 waxan ku xusayaa baa iyo balanbalka haysta hooyooyinka dalkeena, gaar ahaana meelaha dagaalka indho laaanta iyo naxariis darrada ahi ka socodo ee ay kow ka tahay magaalada Muqdisho. T
gadabuursi dadkii axmed guray taariikhda maantana mar labaad baal dahab ka gasheen walaalahay awdal maantana waa inaad hormuud u noqotaan soo noolaynta qarankii soomaali intii xalaal ah oo wadaninimadii ku hartay awdal un niyada ku haysaa in wax ka badasho taariikhdan madow een galnay iftiinkii aqoontii wadanka awdal soomaaliya ha noolaato
SAMSAM1417 8 months ago
gadabuursi waa qabiilka kali ah ee somalinimadu ku hadheey
Ubax Faxmo gadabuursi
Yuusuf Sheekh Muumin gadabuursi
Bashiir Good gadabuursi
ayeh56 11 months ago