oh allaha xanun badana ilma yaro ad dhashay oo an waxab garan ha laga xado qof walba xanunka ma daramay karo qofkay wax dhalay unba dharamay karo subxanallaha ilahayo kowana iyo kowa islamkaba xifdi
Hargaysa inta badan caruu raha waa lagu xadaa oo xadkaa lagala talaabaa oo itoobiyaa la geeyaa caruuraha yar yar malaha itoobiyay tuugadu ku kala iibsadaan ee is ilaaliya oo ka digtoonaada
alah hoyyooy maskiin.
ms10sheeko 17 hours ago
eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen xagee lagu aaasayna /markay dhimatay raq iyo ruux mid uun gabadha qiratay waa in ay keentaa deriska xumi waxaasu leeyahay waligaa waxaa lala dagaa
qof alle ka cabsi leh oo aad isku qolonaa tihiiin gabadha waxaa xaday beli aan akhirana ka baqa qabin baadina ah oo aanay waxba isuu ahayn ayaan filayaa
burcoboi1 1 week ago
Kan waraysanayaa waxba kala garan maayo.Sheekada dib ayuu u celinayaa mar walba."Sheeko was" buu leeyahay ayaa la odhan jiray!
Dhakhso 2 weeks ago
@amira5449 Qofku marka aanu waxba baran ee aanu ogayn waxa laga duubayo waa mushkilad.
Dhakhso 2 weeks ago
I heard about this story sometime back in Hargeisa.
Inanta yari iyada oo la safrinayo ayay dhimatay ayaan maqlay.
Dhakhso 2 weeks ago
dis lady needs a shower bad lol
STLgurl03 2 weeks ago
Ebbow nabadbaadi ada awood leh.
lifelinesomalia 2 months ago
fuck SOMALILAND know i feel sorry for this mother but the fact that the beginning of the video it says somaliland threw me off
AbdiU 2 months ago
oh allaha xanun badana ilma yaro ad dhashay oo an waxab garan ha laga xado qof walba xanunka ma daramay karo qofkay wax dhalay unba dharamay karo subxanallaha ilahayo kowana iyo kowa islamkaba xifdi
ikar071 4 months ago
Hargaysa inta badan caruu raha waa lagu xadaa oo xadkaa lagala talaabaa oo itoobiyaa la geeyaa caruuraha yar yar malaha itoobiyay tuugadu ku kala iibsadaan ee is ilaaliya oo ka digtoonaada
Cabiira1 6 months ago