Abdullahi Boqol (Gamaaye)
Uploader Comments (xaaleeskaqaada)
Top Comments
-
wa hees shidan heestan sxbayaaaaaaaaaaaal ha loo cudeeyo
-
i love this song wiwowowowowoow
All Comments (22)
-
why are you listening to our song faqash it was made by isaaq man who else
rest in peace adan cade down afweyne and faqash
-
waaaaaaaaaaw caadi mahan heesto
-
dadku maxay been isu shee geen aaway cabdi laahi yuusuf axmed sawir kiisii cali mahdi iyo abdi qasim maxay qab teen ma iyagaaba soo caan baxay cabdi qaasim waxuu oof saday hantidii soomaa liyeed cali mahdina waa ninka dhulka soo maa liyeed iyo badaha soomaa liyeed lacag ku qaatay in lagu shubo sunta haraaga nuk li yeerka ma kuwaas baad noo xayay sii naysaan duulku waa duul xaqiraad badan
-
giriig is rolling in his grave .. heesta wuu bahdilay kani
-
Nice one hees dareen iyo jacylba leh ilke it
-
Heestu way wacantahay balse maxaad Calanka inooga dheeshen/;// oo shantaa wura u siiseen...
-
haddii calanka lagu xardhay sawiradii madaxweynayaashii maxaa kujaban, wadan aaan madax lahayn ma qaran ayuu noqon karaa ( sida hadda ay tahay Somalia) sidoo kale sadexda nin ee ugu horeysa hortood maxaan ahayn. 1 aaden cabdulle Osman from 1944 ilaa 1967 waxa uu har iyo habeenba utaagnaa sidii Somalia ku noqon lahayd qaran weyn oo midaysan. marka waxba yaan la eedayn dadkii hore waxa somalia burbuiyay waa dadkeenaan maanta Nool.
-
Erayadii abwaan Cabdiqays somalilander ninkii siyaad mucaaridka uugu wayn kunoqday ee af ku caraabiyay ................sorry viva somaliland and somalia qabyaalada uu siyaad beeray allah umada afsoomaliga ku hadsha haka dulqaado
-
heestu waa hees wanaagsan laakiin waxa is weydiinle calankii soomaaliweyn yaa sidan u galay oo ku ciyaarey waa yaabe laakiin waxa is weydiinle iyana qofka sidan u galay calankii soomaaliyeed maha miyaa soomaali isagu mise waa sheegatada hada soomaalida ku soo batey ber yahan danbe?????????, waa yaabe.
-
soomaali yeey ma heer kaasaan maraynaa aqli xumo iyo garaad gaab naan in calan kii soomaaliya shaq siyaad magac yadood lagu qoro soomaali aqli goodu wuu rogan yahay ee alaha dhanka wanaagsan ee sida wanaagsan u shaqaynaya ha u soo rogo aamiin soomaa li yeed duf ku baxa ee sida isu dhaama
djbabu adiga calanka somaliya maxad udooda adigi ayaaba in aad somali tahay ka xishoneso. calanka somaliya waa calan qiimo leh hees aflagado ama magacada camal leh maso sarin ee hees jaceel oo somalida adiga camal aan fahmen ayan so saray. intaadan falin ka fiirso
xaaleeskaqaada 2 years ago