Nabi Amaan - Yaa Khayral Anaamii
Top Comments
All Comments (78)
-
@jamalliiy asc. brother, nataa kulee xabiibow waxaa laga wadaa noo shafeec xabiibow. haddii aad garanaysid xadiithu ashafaaca dadka markii ay hadba nabi utagaan ay gargaar waydiisanaayaan, lafdiga xadiithka waxaa kujiray "istaqaathuu bi aadama"... ilaa dhamaadka, marka maalinta qiyaamo oo qofna shirki sameykarin haday dadku saas dhihidoonaan, maxaa i noo diiday in aan shafeeca ka codsano Nabiga (scw) aduunka anakoo joogno?
-
masha allah walahi i love this digri.
-
nabiga ma tuugayaan laakin wey amaanayaan idink nabiga maxaad uga soo horjeedaan
-
mashallaaaaaaaaaah NSW qer Allaha idin siyo anaga neh ku wiijacel uu ku bero NSW Allaha naga dhigo qayamaneh ku arakan NSW Allaha naga dhigo aaaaaaaamin aaaaamin aaaaaamin yarbi
-
astaqfurulaaah. amanta rasulka khuraafaad ma ahan.DABAy1 adaaa quraafaad aqrinaayo hada.ilaah utoobad keeen.mida kale 6 dii sano oo kujiratay ayaad ilaahey udhaweed. markaas ayaad qof toosan aheed.eee orad ilaahey utoobad keeen.
-
hhahahahahahahah, Khuraafad bay dadku ku habsaaaminayaaan.. Anigay i habsamiyeeen.. 6 sanaa waxaa ku dhex jiray, Ilaaaaahoow iga saaamax.......
-
mashaallah i love this dhigri
-
Istaqfurulaah. Ilaahay bes barya oo tuuga. Nabiga (SCW) xaq uma lahan baryada tuugida, Shirki waaye Ilaahay Kacabsada.
-
mashaalah' i loved it forget about what others say.
-
BIDCA
Its amazing these people call this bidca, but pray without wudu because they Sprinkle water on there socks, and say it is allow. So first brothers pray correctly before condeming other people ok
Faiza22221 6 months ago 11
leave this ppl alone, they love our prophet.
Gutsyndicate 1 year ago 6