Abdi shire vs Proffessor Dalha
Uploader Comments (ls827)
All Comments (5)
-
doqonay dabkaa bad baan maqli jiray prof dalxa maxaa waalaya isagaaba la amaanay wax alif maba yaqaano muu meel iska fadhiyo
-
salaan, walaal horta waxaan idiin sheegayaa in ninkaan dalha eh uu yahay nin shaqsi ahaan xanuunsan, sababtoo eh haduu yahay nin siyaasi eh maysan ahaayn inuu jawaab ku mashquulo waxeyna taas kuu cadeyneysaa heestii loo qaadey inay sax tahay anigana waxaan ugu dari lahaa xildhibaanimooy xaal qaado. Mideeda kale wuxuu sheegtay iney wadanka naftooda u hureen, waan ka xumahay hadaan taas kaaga jawaabo proffoser waxaad tihiin dalka kuwii xasuuqee waliba xuurteysan. please waxaan doonaynaa peace.
-
waxaan layaabanahay professor Dalxe asagii oo loo doodayo oo waliba lagu xusey laguna amaaney heesta 4.5 inuusan u qalmin in asagoo kale uu u qalmo boqolloow inuu wax dheeryahay in maanta hees u wax kaga sheego ragii difaacayey alla ayaan daranaa caku nimaan waxgaran illey doqon waa doqon balse waa la arkin waxay noqon.
-
Walaahi Dalxa waa cod macaan yahay
waa dood dhexmatay professor Dalxa iyo cabdi Shire kuna saabsan hees jawaaba oo Dalxa sameeyay, ugana jawaabaya heestii xildhibaanimooy xaal qaado. Heesta Dalxa waxaa la yiraahdaa MOOGE ama abwaanimooy xaal qaado. Dalxa waxa uu difaacayaa xildhibaanada Soomaaliyeed.
ls827 6 months ago