Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Calafkeyga ka yeelee - Songed by Luul Jeylaani.

Loading...

Sign in or sign up now!
109,194
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 4, 2006

Cunto waan cuni waayey, cawadii hurdi waayey, ceel aan ku dhacee ku cariirsamayee, see ku ceyman karaayee, caziiz weynoo iga caawi cimrigeyka aan helee calafkeyga ka yeelee..

Ayaa ka mid ah heesta Calafkeyga ka yeelee oo ah hees banaadiri ah oo aad u degan ayna ku luuqeynayso fanaanada Luul Jeylaani ..ila wadaag, daawasho wacan oo wanaagsan.

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (cheyyene)

  • LOL sister..prolly cuz she's not practicing.

  • LOL...if u listen carefuly u can get the lyrics even if u are not used to listen banaadiri songs...otherwise mail her.

  • Lovelydil:- reer mudugnimada naga daa yaakhee, ee dhegeyso heesta.

  • Mrs LovelyIdil :- reer xamarku sidey u dhaheyn horey ayey heestuna ku leedahay..calaacal ka wardoon noo..ha u bixin kaliya waqtiga aad calaacalka ku jirtid ii dhegeyso heestan.

see all

All Comments (47)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i love her so much

  • qawiilka is ka daaya waa fanaanad somali amaan ayee ka mudan tahay ha caaynin hada codkeeda ku qancin ha dhageesan is ka dhaaf lkn ha u gafin danbigee gasho alle ayaa ku la xisaab tamaayo

  • maama luula afkaaga faanto qaboow lagu qabtay

  • Luuljeylaani Luula, boqoradda dunida banaadiriga, iyada iyo Faadumo Qaasim ayaa isku haysta laakiin anigu Luul ayaan siin lahaa, Luul waxay u dhigantaa oo ay Soomaaliya ka joogtaa meesha Whitney Houston ka joogto Maraykanka, isku si ayey codka u jiidaan.

  • Dahab lee miyaa waxa ku saaran...Ciil badan ma u qabin dahab, yaa Mama Lul..

  • heestaan waa hees aan kadambeeyo, anigo oo nin ragah ayee jeceyl aanan jirin iguridaa marwalba aan dhageesto. luul jeylaani waan fanaan soomalida ee waligood hilmaameynin.

  • af xumaa balaayada

  • maamada iyadaaba xishoodkii dhitay waayo markii ay cibaadeysan lahayd ayay maradii xooraay oo madaxeeda banaanka keentay

  • sucdi25.> luul jeylaani caan waaye

    ka xiisho fanaanada somaliyaad

  • sucdi25... adba gaasleeyaa aheyd cajiinna waa gadi jirtaye intee nadaafad ku aragtay gudaafadyahay.... ka xishoo hooyoonka dalka

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more