anigu waxaan u arkaa inuu dhuloos xeedhada daboolan ee malabka doocaal luugu shubay uu iska daadinaayo oo uu isku soo jeedinaayo hubkii lagu dumaadilahaa gaar ahaan kii 1991 kii ay habar jeclo tidhi dhulbahante lama taabanaayo ee isaaq isku dili gaadhay walee way idiin dhamaatay dhuloos dhuuso wayne
Jamalhuha wax kale ku odhanmaayee "Futa xun." Iidoorku waa naf-lacaariye ha u bixina. Waa baa ku baryay, abtiyaal murqaanka ka soo baraaruga oo runta waajaha.
Guul SSC Guul SOMALIA
SL914s 1 month ago
Adan Abdilahi Mohamed is my uncle. Long life to you dear uncle. Idil Jamac
WorshipYourLord 1 month ago
anigu waxaan u arkaa inuu dhuloos xeedhada daboolan ee malabka doocaal luugu shubay uu iska daadinaayo oo uu isku soo jeedinaayo hubkii lagu dumaadilahaa gaar ahaan kii 1991 kii ay habar jeclo tidhi dhulbahante lama taabanaayo ee isaaq isku dili gaadhay walee way idiin dhamaatay dhuloos dhuuso wayne
jamac122 1 month ago
Ilaah baa mahad leh, Raboow khayr ka dhig, Dulmi dooni maynee Raboow na daadihi.
Guul S.S.C (Soomaalinimo, Saafiya, iyo Cadaalad) Guul S.S.C
Garaadkayga 1 month ago
Jamalulah Futaxun
Huud77 1 month ago
Jamalhuha wax kale ku odhanmaayee "Futa xun." Iidoorku waa naf-lacaariye ha u bixina. Waa baa ku baryay, abtiyaal murqaanka ka soo baraaruga oo runta waajaha.
Huud77 1 month ago
Ku dhawaaqdee bal ku dhaqaaqa "Qurjiilow"Waxaan maqlijiray aragaane...
jamalhuha 1 month ago
Maashaa Allaah anoo wiil Mareexaan ah waxaan hanbalyo iyo bogaadin iyo salaan u diraayaa reer SSC.
mrmahdiga 1 month ago
mansha allah waan sugaynay mamulkan hadaanu nahay bahwaynta SSC guuuuuuuuuuuul
MrMaguure1 1 month ago
waaaaaaaaaaaaaaaw maasha allah ssc guul iyo gobanimo,cadow geena down taagere heenu kor,,,,
farxadii lasugaayay,,allaylehe hele eebo mahada.
somali diidow silic udhimo,waankaa samirnee,silic udhimo...waa wax alle iyo wixii calanka somaliya jiritaan kiisa kaso hor jeeda.
BUUHOODLE10 1 month ago