http://african.goodnewseverybody.com/somalian.html
2. DUCEEYA
Duceeya, duceeya
Dadkiiyow duceeya
Duceeya, duceeya
Dadkiiyow duceeya
Deeqlaha ina uummay
inuu dembigeenna
Innaga wada daayo
Dadkiiyow duceeya
Duceeya, duceeya ....
Masiixa la doortay
Daruurta sideeda
U soo degi doona
Digriga ugu heesa
Duceeya, duceeya ...
Masiixa darteena
Dhammaan dembigeenna
Dushiisa ku qaatay
Damiirka u sheega
Duceeya, Duceeya ...
Markay deldeleenna
Dhiiggiisii u daatay
Dadkiisa jacaylka
Cadaab ka difaacay
Duceeya, duceeya ...
Midkii dunida oo dhan
Iftiinka ku daaray
Dabaaldeg u muuja
Ammaan ugu deeqa
Duceeya, duceeya ... La doona, la doona
Dadkeenna la doona
La doona, la doona
Dadkeenna la doona
Kitaabka la doona
Injiilka la doona
Wanaagga la doona
Iftiinka la doona
Duceeya, duceeya ... (3x)
English translation can be found at...
http://www.somalichristians.org/english/songs
Thanks for the ministry in Minneapolis for providing this music to me and the ministry above based in Canada for the copyrights. Also the clipart from...
http://www.faithclipart.com/
1Jn 5:4 Ku alla kii ka dhashay Ilaah, wuxuu ka adkaadaa dunida, oo waxaa libta ka adkaata dunida ah rumaysadkeenna.
Guhaad74 2 years ago
1Jn 5:2 Taasaynu ku garanaynaa inaynu carruurta Ilaah jecel nahay, goortaynu Ilaah jeclaanno oo qaynuunnadiisa xajinno.
1Jn 5:3 Waa kan jacaylka Ilaah, kaasoo ah inaynu qaynuunnadiisa xajinno; oo qaynuunnadiisuna ma cusla
Guhaad74 2 years ago
1Jn 5:1 Ku alla kii rumaysta inuu Ciise yahay Masiixa, Ilaah buu ka dhashay; oo ku alla kii jecel kan dhalay, kan isaga ka dhashayna wuu jecel yahay
Guhaad74 2 years ago
Jesus Christ is the way the truth and the life. Believe and be saved. Pastor Andrew. Google "Somali Christians" and visit us.
scmforchrist 2 years ago
keep it to your self. i got no idea what u talking about. muslim is the way and i'm glad i'm muslim
taxadar1 2 years ago
I agree. One way Jesus< XT3
All praise Jesus Christ! The only begotten Son of God!
lovetoski80 2 years ago
Nice video
scmforchrist 2 years ago
Muslims believe that Moses was a prophet right? God gave Moses the Ten Commandments and that is the Creator's standard to be freed from Hell. If you have not kept those implicitly in thought, word, or deed you are damned. No one has kept them. There is only one way out of damnation John14:6.
cageiser 2 years ago
we are muslim nation. ilaahey ha idin soo hanuuniyo
taxadar1 2 years ago
what the fuck?? why Christian cross?
we 're not christian! if you r christian stop praying for us!!!!! may allah show u the right way
taxadar1 2 years ago