Loading...
Uploaded by dalmar46 on Dec 10, 2008
Somali Song
Music
Standard YouTube License
aaaah xasan wado ....waan jeclahay ninkaaan heesihiisa abti...Viva xasan waana halyay dadkiisa xornimo la jecel oo jiingadaha jabuuti kasoo horjeeda oo wadan raba dhisan....noolaaw xasan
waraabe44 1 month ago
caadi maaha xasan wado
MrMohsia 5 months ago
waaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaw xasan wado caadi maha waan kahellay heeskan noolaw xasan wado waa fanaan soomaaliyeed..oo codmacan...
bashka285 11 months ago
INma cadi mahan esh calaa heestan waxaan kuso xasuustaa wagan doobilaha ahaan jiray somaliya ayan dhagaysan jiray khatar ilahay ha iskay daysto fanankan rer jabuti wa shidan yahay bal ukadiya ana aan codkayga so tijabiyee ihii ihii
iidyare 2 years ago
haween raga intay hodaan baa badan sir haween lagama sal gaadho
murqaandiid 2 years ago
waxaa aad iyo aad uga helaa heesaha fanaankani reer jabuutiga ah ,weliba heesihiisa kalamadhacaan,waxana oran lahaa xâsan wado haweenku waa lagu yaqaanaa been iyo lugooyo,anigoo ah maxamed bashiir ciyaal aargo ,madiino
garasbaaleey 2 years ago
he looked so younge at that time and beautiful voice and great music
abdullahi1988 2 years ago
Woow,, waa heestaan ugu jeclahay Heesaha Hassan Wado...
viva hasan wado
Abufaas 3 years ago
Load more suggestions