*HEES CUSUB GAL MUDUG*
Top Comments
All Comments (242)
-
0:35 LEFT the tall guy looks so effeminate.
-
malikid1000 qofka wato maraakaaa lee dahay heestaan mirihii laga soxaday abwan abdi bashiir idhabuur xitaa hadii laga so xaday abdi bashii soo maheen nin rer galmudug waliba sacad
-
calan guud suran dadkan iyo gobanimo u dirir wax kama oga qabyaladna gaar ayay u leyihhin maca fananintooda ma sugna maxa yeelay qofkan gadaco ah waxaa la leeyahay wa fanan wa qabyaladayse waxa uu ku fashilmay heestii 1991 ee jecliyaaye
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kk benbadanaa -
An falan qeeyo beentaan suxufiyo garad lee guuxii qabilkana kuwii aan ka qayb galin kkkkkkkk
1991 markii muqdisho looga baxay suxufiyo garadkoodii away ayaga islaayay dadkii dariska la ahaan wa ay weraren gobanimo waxa wax ka og nin gob ah gobanimo u dirirna war ka ma ay hayn calankena gud suran kuwa geska ka hayeee kkkkk benbadanaa hadii iib lagu helayo wa ay iibsanlahayeen sidii ay wax kasta u burburiyen macdan uga dhigten oo kale haday ka dareen gacal iyo xigal ma yaqanan qortay ja jaran
-
Inteena ka soo aliftay waxay kobiyaysay heestii uu Erayadeeda uu lahaa allaha u naxariistee cabdi bashiir indha buur waagii dowladii kacaanka ee ahaa gaar bay u leeyihiin gadigood soomaalida.kkkkkkkkkkkkkk
-
i love farxia fiska so much, she is the sweetest thing ever
-
abdirizaq alteso sidii naagtii buu isku ruxaaya war wuxu maxuu ahaa
ninow naag waaye war sidii ninkii is adkee
-
ayagoo cararaya ayey boosaaso tageen oo leh waan tahriibeynaa oo yaad ka carareysaan ilaa hawiyaad tihiine waxaan ka carareynaa habar gidir markaas baan dhihi jirney haa ma maacuuntii baad tihiin soo gala boosaaso oo ka shaqeysta waa wadan kiiniye
abdikarimwardheere 4 months ago 12
abdi karimwardhere aad ayaad ugu saxan tahay waxaa tahay wax garad bro hal kaas kasi wada reer gal mudug adinkoo iska ilalinayo qabyalad nimada somali mid ila abid
Saadia135 2 weeks ago