Awaleh - Ismoog. hees cusub
Uploader Comments (Jibrilstudio)
All Comments (18)
-
nice song
-
yaqyaqsi weeye heestu fannankan kabaa sii daraan
-
This guy is saying some powerful stuff. Really powerfull words. Somali sisters rushing to divorce could learn much from him and take that as an example for Somali brothers. I am so touched by this guy´s words and his ability to preventing/overcome future family hardships by verbalizing them in such a touching way. I love him and if he were my husband i´d come right back into his singing arms!
-
he's a great man maanshalah jir oo joog weligaa waxad tahay fananka keliya ee ugu album badan fanaaniinta danbee
-
labada gabdho yar yar ee la heesaya aad bay u macaan yihiin ugu yaraan tiro aan la qiyaasi karin ayaan ku soo ceshaday daawashadooda maashaa alaah sida afsoomaaliga waawayn ay ula heesayaan iyo weliba mida geeska jirta sida ay isu jejebinayso runtii aad ayaan u jeclaystay aad ayeey u qurxoonyihiin aadna waa u macaan yihiin ILAAHAY ha daayee
-
caawaala heestaada camal anee isoo martay saxib waxaan ugu sabri doona ilmaha daradooda
-
WooooooooW! Cawaale Sxb cod ilaah ayaa kusiiyey maashallah!
-
I love this guy. I love his voice, I love the meaning of his songs. I love him so much.
-
Viva Djibouti, Noolaada walaalayaal, Ilaahay ha idin dhowro goor kasta iyo waqti kasta, Jibuutiyeey guul guul iyo horumar ayaan Allaah idiinka baryayaa
jabuutiyaan ku waa dad cajiiba ilaa ciyaal kii yar yaraa ayaa heestihii fixdiyay
Garaad99 3 years ago
Garaad99 malaha adigaaba jabuutiyaan ah!
Jibrilstudio 3 years ago