Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
xidig12

xidig12's channel

Loading...

0 subscribers
0 video views
  • 3 weeks ago

    Kawaankii Dadka By Jooqle Iyo Xusen Shire.

    WaW this song is the best realy, viva Somalia song, thanks Jooqle and Xusen

    xidig12 xidig12 commented:

    CODKA I DILLEY ......WOW!.........I LOVE IT

  • 3 weeks ago

    Hees Wadani ah - Qeylodhaan

    Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan. Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaa...

    xidig12 xidig12 commented:

    oooooooooooh....Illaahow adigu noo danbi dhaaf...Waa hees si weyn i xannuujisey...Inta heestu socoto oo dhan waan jidhidhicoonnayey.......illaahay ayaa iga sarreeya...waa arin laga xannuunsado...SUBXAANANK...Ta kale waxaan ka helley codka meesha lala yimid...Waa dad si weyn u cullus ...Waaberi ay...

  • 3 months ago

    Heesta """ Ruqiya Mise Raaso""" Abwan Abdi Qays Mise Fidhin...?

    Heesta Ruqiya ee uu ku luuqeeyo fanaanka caanka ah Xasan Aadan Samatar, oo uu fanaanku sheegay inuu erayadeeda sameeyey Abwaan cabdi Aden Xaad (Cab...

    xidig12 xidig12 commented:

    Ninkan waa rer dhagax-buur.......ma xumma

  • 3 months ago

    Somali Kid (16) Heestii Araxman

    YES this is me playing the kaban and singing i am 16 now...this is one of my favorite songs by A.U.N Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. Yasalaaaaam

    xidig12 xidig12 commented:

    Illaahow kuu naxariiso.......yaa kale cidagalle abokor muse mooye...

  • 3 months ago
    xidig12 xidig12 commented:

    Waan ka danbeeya heestan...runti ...omg

  • 3 months ago

    Saxansaxo - Lafoole

    Saxansaxo

    Maxamed X. Xuseen Lafoole

    xidig12 xidig12 commented:

    Afkaaga caano lagu qabbey. Tollow yaa laxanka saarrey. Musigana hadalkiisa ha sheegin.......ya salaaaaaaaaam.....bravo ...bravo ...good job...waa lagu illaabi karra inti aynu naqaanney.

  • 6 months ago

    Soo Dhawow Madaxweyne. By Hodan Cabdiraxmaan

    Waa hees lagu soo dhaweeyay, Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida, Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, markii uu booqday Minneapolis.

    xidig12 xidig12 commented:

    Bravo Hodanney...Waa lagugu dhallay fanka iskama yeelyeelleysid sidda kuwa qaarkood....ETHIOPIA TIKDEM....HA GUULEYSTO KILILKA SHANNAD...HA GUULEYSTO MADAXWEYNAHEEDA MUDDANE CABDI CUMER...AGER LIJ...NURILIN LE ZELA'ALEM.

  • 1 year ago

    Nimco Jaamac

    Nimco Jaamac waa fanaanad kaalin gaar ah kaga jirta hanaanka iyo habsamida fanka jabuuti.

    Heeso aad u badan oo qiimo, murti iyo xikmad wadaniyeed l...

    xidig12 xidig12 commented:

    Nimcooy nooloow............inna jaamac waa minoritiga yar ee laga hayo hoobaladii caanka ahaa ee intii magaca aynu waddaagi jirney . Nimco waan ku dhageeysanayaa oo kuu soo jeeda si weyn ixtiraana ku jirra...love ya

  • 1 year ago

    XUSUUSTA XILKASKII LA XASUUQAY - Shaamow Hotel (03.12.2009)

    www.keydmedia.net | www.facebook.com/keydmedia | Video by: Sahal Hassan | Produced by: Ali Said Hassan | Labo Sano ka hor maanta oo kale Muqdisho w...

    xidig12 xidig12 commented:

    wax kastaba waxaa iggaga darran iyada oo ruuxi amma dadkii ka danbayeeyey in ay ku kacaan amma so abbaabulaan dhacdadaada foosha xun ee beni aadminimada lidiga ku ah oo weli 'salaad tukannaya' amma Muslin isku sheegaya oo inagu dhex jirra....waxaa u daran marka uu gacanta kugu dhiggo oo uu kuu t...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more