waxaan layabanahay fanaanadu intaas meesha eey ku maqneed codkeeda mar hore baan nagu danbeysay waxaan ku faraxsanahay in eey markale fanka eey dib ugu soo labatay wiilka heesta la qadayo waxaan oranayaa hanbalyo
cadi ma aha ruwayadan waxa eey ka turjumeysaa facebooka waxa uu ku haayo hablaha somaliyed iyo raga somaliyed ba waxan ni oran lahaa dhameystira ruwayadan cusub