-
1 month ago
I'm HERE to Help The SOMALI PEOPLE
I'm going to stop seeing you the primitive, barbaric, stone-aged and uncivil that you're and will do anything to help you embrace the world as a ha...
MahuboFabulous • 30,702 views
waaruntey
commented:
-
1 month ago
hussein arab iyo faiza hasan (vaneesa) heesti I LOVE U CRAZY
heestan waxey ka mid tahay hesaha sanadka cusub 2012
zaciimka1000 • 72,474 views
waaruntey
commented:
war somalida maxaa waalay waaban ka yaabay walaahay waayo wax aan jirin aan qaab iyo murti toona lahayn bey iska leeyihiin alla fiicanaa oo wanaagsanaa mise niyad dhis bey ka tahay maya walee qaar bey ka dhab yihiin balaayo idinku dhacday waaxay waxan aan xigmada murtida toona lahayn ninkani xit...
-
1 month ago
NEW SONG ARAGSAN BY ABDIFATAH YARE & OSMANQAYS 2011
HEESOKABANSTUDIO • 58,920 views
waaruntey
commented:
heestaan mise heeso kale? xaqiiqdi heestaan osman qeys baa ka sita abdi fatah, and rermember guys abdi fatah is fanaaaaaaaaaaaaaaaanka fanaaniinta da da yar, markii laga reebo kaskey oo hadeer fanki ka fariistey ee noqday sheikh
-
1 month ago
baraanbur shkri hassan3
shukribaraanburtooy • 81,119 views
waaruntey
commented:
shugriyeey waaba kaa helay cadeey walee jaceel waalan ayaaba i qaban raba intee lagaa helaa hee? illaaheey baari waayee alla qurux badanidaayee qeymo weynidaayee ma qof kula dhigmaa jira kaa doortay qeyrkaagoo laabteydaan kugu qoray ila qeybso nolashoo kal gaceylka ila qabo ar cinwaankaaga isoo...
-
1 month ago
qeylodhaan shamo
Waa Baroordiiqdii Hotel Shamo, ee Xanuunka badneynd
wehelie555 • 24,220 views
waaruntey
commented:
caruurta yaan lakala amaanin midi wanaagsanaan doonta ALLAA oge dhamaan waxaan uwada rajeeyay mustaqbal wanaagsan iyo aqlaaq ay kaga daydaan gabdhaha kale ee somalida ah ee jahada ka habowday
-
1 month ago
Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta - Wacyigalina by Xamdi M Kadiye
www.markacadey.net
UTVLondon • 12,536 views
waaruntey
commented:
zeytuuna maxaa waaye sharamuutonimada aad meesha la timi qosol keliya baad soo qortay taa waa dhilonimo
-
1 month ago
faadumo qasim love my love.flv
faadumo qasim
Weydhacdaa • 23,391 views
waaruntey
commented:
wey dhacdaa reer baadiye sawir u qalma soo geli niikada naagtaan aad moodo ineey jiro ka soo kacday doqon
-
2 months ago
Luul jiilaani - Niiko
Somali Music
waaberistudioatl • 85,743 views
waaruntey
commented:
thesomalia kulahaa doqon yahay lul jeylani waa naag kaa dhaladsan mana gaadhid xitaa saxarada ay saxarooto dadkana kaama taqaanee afka huurada leh la hareer mar, viva mama lula iyo waayo waayo caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeg toloow maalin miyuu shaxaaday oo ay tiri ka shaqeyso magaalada lol
-
2 months ago
Dhambaal Murugo Badan Ka Daawo Codkacaasimada TV
Gabar La Il daran Jaceyl ayaa la Soo Xiriirtay Xarunta web site ka Codkacaasimada magaalada Cape Town ee Dalka Koofur Afrika
Daawo ooyinta Gabardh...
CodkacaasimadaMedia • 49,498 views
waaruntey
commented:
waraa gabadhaan yaa codkeeda kuu ogolaaday inaad meesha kusoo darto dhaan dhaan yahoow paltalk ayaad dhex fadhidaa ee jooji xad gudubka idaacadna waad sheeganeysaa doqon yahoow madaxa buuran
-
2 months ago
Qiso naxdin leh part 1 Codkacaasimada TV
Waa Qiso Jaceyl oo Dhab ah kana sheekeynaysa Ciqaabta uu marayo Ruuxii Qiyaano gaysta
Uga Bogo Codkacaasimada TV
CodkacaasimadaMedia • 80,120 views
waaruntey
commented:
balwaan kulahaa doqonkaa tahay was waraa shaqo kale yeelo waxaan sheeko maahee mise dad inaad kubarato ayaad rabtaa meesha kan intuu joogaa horta dhaan dhaankaan madaxa weyn sida uu u hadlaayo ayaaba labo labo leh
-
3 months ago
SIDA AYRO GEELOO (HEES)
FARXIYA CALI. QARAAMI
Hees Xusuus mudan
Mudugboy • 170,856 views
waaruntey
commented:
anwar saxib heesta waxaa qaada sahra axmed ninka la qaadayase mahubo waxey ahayd, heedhe ina abti abaayo aadooy huuno ka raadi youtubeka ha irdhoobinoo umal haqaadin iimaanka deeqdaay ha ilmeynin anba kulamid baan ahaye aamu, waakukaa
-
4 months ago
SUPER KHAALID NEW SONG ( XAMAR ) ROW VIDEO
Foto : Kasim Abdulkadir
waryatv2007 • 12,736 views
waaruntey
commented:
akoo koooooooooooooooow
-
6 months ago
Badacas - Kii Noo Hagaagee Noqo loo Hanweynyahay
Badacas in Melbourne
leavancliff • 221,981 views
waaruntey
commented:
cakumarqaan marna wiilka yar buu garabka qabsanayaa marna ninka miraayadaha xiran toloow muxuu ulajeedaa kkkkkkkk marqaanku wakaa maandooriye
-
6 months ago
HELP WITH GYNECOMASTIA "MANBOOBS" before after wearing compression shirt
Gynecomastia Muscle Shirt or a Compression Shirt for a trim look...Buy them from www.MensBreast.com
Ezzliving • 85,582 views
waaruntey
commented:
@Ezzliving lol
-
6 months ago
New FTM Underworks 983 Tri-Top Binder
It's fantastical
Ryandrogyny • 3,211 views
waaruntey
commented:
where can i buy it is it save to buy it on the net? plz answer
-
1 year ago
Sheegow Band in Hargeisa
Hees
waaberistudioatl • 109,528 views
waaruntey
commented:
somaliland goormaa la aqoonsan doonaa toloow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk looooooooooooooooool aduunki baaba dhamaaday -
1 year ago
Nimca Dareen - Jaceylka Maxaan Baxnaanshey - 2011 (New)
King Production Presents Fanaanadii Codka Macaaneed Nimca Dareen & Heestii Jaceylka Maxaan Baxnaanshey
MrXXKINGXX7 • 16,227 views
waaruntey
commented:
heesta waxaa iskaleh leyla cabdullaahi oo kunool hargeysa oo kamid ahaan jirtay horseed sidaas ula socda waxeyna la dhalatay aamino dhool ama aamino kuluc hadba saad utaqaanaan mahadsanidiin
-
1 year ago
Jooqle (Hees)
Waxa ay qayb ka ahayd bandhig fanneed oo ay hoballo ka soo duulay carriga Ingiriiska oo u tamay bulshada Soomaalida ahayd ee ku dhaqnayd magaalada...
Carrabey • 9,804 views
waaruntey
commented:
toloow ma qadra daahir teydiibaa qofka cambuurka buluuga xiran ala qadro daahir jecliyaa nooloow
-
1 year ago
Somali Merfesh Party
KDK featuring Johanne James of Kyrb Grinder
MilesWinsAgain • 116,242 views
waaruntey
commented:
faidokeene ninyahoow 100% aad baan kuugu raacsanahay waxaan sheegi lahaana adigaa sheegay koow dheh wax kale oo aan intaa kudaraayo ayaanba jirin
-
1 year ago
Somali Lyrics - Song - Dhagaxbuur - By Cabdi Diini
aliel69 • 29,277 views
waaruntey
commented:
aniga ninkaan amxaar ayaanba moodijiray walaahi waagi igu horeysay ee codkiisa aan maqlo
-
1 year ago
ABUUR EEBBE (Kaban) by Abdirashiid Raaxeeye
Hees cajiib ah, live no mixer no mic and no effect
mrMADAALE • 50,941 views
waaruntey
commented:
war muxuu candhuufta marinaayaa faruuryaha uffff dadka waxaas sameeya mafiicna ee iskadaaya bushimaha calyada aad marineysaan ee aad carabka mar marineysaan yaab kk
-
1 year ago
Iftin Stars
new somali songs 2010 by Iftin Stars
TheYusefful • 2,466 views
waaruntey
commented:
caanood been ma aadan sheegin walee waad iga qoslisay taas micnaheedu waxaan ugartay fanaanka cod meesha kuma hayo lool reer magaal baa tahay
-
1 year ago
Rahma Ruuxi
waa heestii Arag waxaan nooqadayo fanaanadii rahma ruuxi
duqbilow • 11,253 views
waaruntey
commented:
RAXMO RUUXI IYO WIXI KALOO LAGU DHOHOBA KOLEY WAA IGA TALO MEEL ISKA FARIISO AYAAN KU ORAN LAHAA ANIGA WALAAHI BILAAHI IYO TOLAAHI OGOOWNA WAXAAN AHAY NIN FANKA WAX BADAN KAYAQAANA, XUMAAN GAAR AH OO AAN ADIGA KUUQABANA KUUMA LIHI INTAA
-
1 year ago
Layla Runs
This is a story about a runner in Maui. Layla Sheikh is a United Nations refugee from Somalia. She's trying to raise enough money to see her family...
gemaspen • 8,186 views
waaruntey
commented:
wixi caytama oo gabadhaan wax kashega oodhan anaa wasa isaga iyo ayeeyadiisba iyo wixi iska dhalay, qabiil aan gaar uceynaayo majiraan laakiin reer waqooyi pple walaahi aad bey u af xun yihiin marka soomaalida kale loo eego, anigoon iga ahayn neceeb aan iyaga uqabo, inta wanaagsan ee reer w...
-
1 year ago
Dal iyo Duunyo - Ahmed Naaji - Luul Jeylaani
Dal & Duunyo Lyrics , Heestii Ustaad Ahmed Naaji iyo Luul Jeylaani
JilaaOnline • 74,536 views
waaruntey
commented:
waxaan kaloo idiin sheegaayaa heestaan waxaa laga yaabaa inaad axmed naaji keliya ku maqasheen laakiin riwaayad ayeey eheed waxaana kuwada luqeynaayay Maamada oo hada aad codkeeda meesha ka maqleysaan waa Luul Jeylaani Cali iyo Ustaadka axmed naaji sacad waxeyna kujirtay riwaayadii ladhihi...
-
1 year ago
Gacal Aduun Yaalee
By SOS: African United Band
Mogadisho,Jabuuti,Somaliland,M
agool,somaliya,buunis,Qaranka, Boondheere,Somali dance,Tubeec,Cumar Shariif,Sheegow Band... mahbub2007 • 8,436 views
waaruntey
commented:
sxb ok ayaa tahay laakiin hal nuuc ayaad udhiibeysaa agshanka rugmashadaan aan dhamaaneynin ayaanba layaabay. laakiin codkaaga waa ok maxumid
-
1 year ago
HABEENKII UNIVERSAL IYO CIIDA 2010 FANAANIIN BADAN
http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com
fiirsidotcom • 81,314 views
waaruntey
commented:
faadumo qaasin waa duqoowday mugoow meel iska fadhiiso ee ibaadeyso iimaanka alaha kaaqaadee iimaan laay yaay
has she got no fimly ?