@ruxaaye walaal waa lagu salaamay,waxaan jeclahay in aan ku saxo heestan waxaa asal iska leh oo wada qaaday nimco iyo shimaali waxayna ku jiertay ruwaayad xidigg kowaad ka ahaa boqorka codka ee m.s.tubeec
xagaa abtirsiinadana nimco waa dhalad reer la yaqaana bay ka dhaltay uma aahna inay sheegto...
walaal cabdulaahi wa lagu salaamay heestani waxay ku jirtay ruwaayadii (wad iyo wacah\d) waxaana lahaa xasan sh mumin ilaahay haw naxriistee, heesta aad ku qaldaysaa waa geeri doortee maanta aan go oo ku jirtay ruwaaydda aad sheegtay ala amin ma iisho.
i think you are wrong. when salad was the super star among the legends of somali singers, hassan was a new comer therefore their is no comparison between them when it comes the singing style. that doesn't mean that hassan is not legend his one of outstanding legend by all scales .
@gaaljecelow walaal salaan ka bacdi heestan anaa si fiican u garnaya waxyna ku irtay ruwaayadii la odhan jirtay(wad jacayk iyo war la'aanta hablaha) ee kooxdii horseed dhigtay 1975, heestan waxaa lahay asli moaxmed oo ka qaadi jirtey bashiir ibrahim,sahra siyaad waxay ka mid ahayd afartii gabdhoo...
walaal gaaljeclow waad ku mahasana tahay marka hore in aad soo galisay heeso ay leedahay sahara siyaad,waa fanaanad leh taariikh hdder oo aad u qiimo badan.waxaadse iga jaahil saartaa sidaan aqoonta ku hayo ruwaayadda if iyo aakhiro waxaa xidig ka ahayd heestna qaaday fanaanadii wyn...