-
2 days ago
-
1 week ago
Hees Cusub (Jeedaali): FARXIYA FISKA iyo CAYDARUUS HALYEY
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 8,325 views
taagere
commented:
farxiya fiska waxaa tahay boqorada jacaylka hada cod qurux badan iyo waji qurux badan masha allah
-
1 week ago
taagere
liked
-
-
1 week ago
FarxiYa FisKa Vs NimCa DaReeN Tee Ku Leh By F_Torres
BeyLuxe GrOuPka Qarxiska Bahdilka Iyo KarbaashKa 2012
elninoo1986 • 11,867 views
taagere
commented:
marnaba ma laga yaabo fiska iyo dareen inaad is barbar dhigo FARXIYA FISKA WAA BOQORADA CODKA OO HADANA QURUX ILAAH UGU DARAY VIVA FISKA
-
1 week ago
Amaan Duco Fartuun Cumar
fartuun Cumar Hees Macaan
Somalitvmn • 221,425 views
taagere
commented:
hoy hoy afkaaga edeb uyeel ayaan ku dhihi lahaa anigu
heeskan anigu horta kuma haysto waaa copy copy na ma xumo copy farxiya fiska ayaaban ku jeclahay laakin naagtan aad caynaysa maxay kaa halaysay
maxaa u caynaysa ilaah baa siiyaye
-
1 week ago
hani abdi uurkiyo qalbiga
hani abdi hees dafle studeo qaraami uurkiyo qalbiga
DafleStudeo • 99,740 views
taagere
commented:
uuf tan heeska way ku dheeshay xabiibo xasan tooxow may gaaraayaan dadkan
farxiya fiska lee inta hees wax copy gareesa iyada basa aa keeni karto farxiya fiska viva my fiska
-
1 week ago
Somali Lyrics - Song - Ixtiraam - By Farhia Fiska
aliel69 • 5,159 views
taagere
commented:
fiska she is really great singer she's the best somali female singer
masha allah
-
1 week ago
FARXIYA FISKA NEW YEAR SHEFFIELD 2012
25cigaal • 30,642 views
taagere
commented:
farxiya fiska waa kus sugaynay maxaaa kugu dhacay waxaan kaaga baranay heesa cusub
fanaan walba hee cusub buu soo saray adiga lee haray
boqorada mar walbana waa ku tageersanahay sidaa rabtid samee
-
1 week ago
farxiya fiska 2012
Xariiradtop10 • 151,426 views
taagere
commented:
quruxda sanka afka masha allah allow aan lagu cunin isha baxarka boqorada kaliya gabdhaha heesa aanka fiirsanaayo waa fiska ilaah hanoo kaa daayo cadawgaaga unoolow
-
1 week ago
taagere
liked
-
-
2 weeks ago
SomaliLyrics - Song - Walle maan dambabine - By Farhia Fiska
aliel69 • 28,587 views
taagere
commented:
waah waah waa hees aad uma caan tan iyo waa gii la qaaday sidaan u d\hagaysta maalin walbo
fiska boqorada codka ayaa tahay hadana qurux leey baa tahay ilaah haku dayao
-
2 weeks ago
Somali Lyrics - Song - Allahayow maxa iga qabsaday - By Farhia Fiska
aliel69 • 161,229 views
taagere
commented:
alla farxiya fiska cod macaan hees walbo meel baad marisaa wale naag fiska gaarta oo hees say ugu haboon tahay kuma jirto simply youre the best queen fiska
-
2 weeks ago
Heestii Qumanow iyo Fartun Birimo 2012
Waxaad kala socotaa shabakada www.duhur.com
By. Katiitow
katiitow • 4,617 views
taagere
commented:
fartuun cod kaagii aa kuuso laabtay bashaal abaayo
-
2 weeks ago
fartuun birimo wareysi xiiso badan , Jaceylka Sidee Isku Yihiin By Xamdi Kadiye
XamdiKadiye • 25,977 views
taagere
commented:
alla faruun birimo waa single waxal leedahay goorman sidaan rabo kaa helin ii salaxin gaadada
waxaan umalaynaaya goorman guskaa helin hadana naasaha ii istiimin doontaa yaahuu naa isku xishood dad weynaha waxay la hor imaatay al fiiriya
-
2 weeks ago
NIMCO DAREEN OSLO, NORWAY
CALANKAmedia • 223,662 views
taagere
commented:
ar tan heeskan bay ku waalatay meel walbo way ka qaadaa
heeskan fartuun birimo baa iska leh maxay u qaada horta
-
2 weeks ago
hees cusub nimco dareen aduunyada nabad ku waar By Dj abdikhaliq kabarai
nimco dreen heees cusub woooow aduunyada nabad kuwaar
MrKabarai • 5,590 views
taagere
commented:
ar naagtan cod ku fool xumaa waligay naag farxiya fiska ka cod qurux badan maba araga kana qurux badan love fiska naagta yaa fanka ka fadhiisiya
-
2 weeks ago
BIRIMO & DAWLO ( ANIGOO AROOS KULA GALA)
somali music
Galguduudhanolato • 101,459 views
taagere
commented:
farxiya fiska heeskan qaaday sidii magoool iyo si kafiican u qaaday viva fiska
-
2 weeks ago
Fariin - Fartun Omar 2011- hees Cusub
Heestan waxay salka ku haysaa Qiso Dhab ah oo si layaab leh u dhacday.
Haweenay baa waxaa ka haajiray lammaaneheedii, waxtar iyo war iyada oo ka dh...
mrMADAALE • 63,406 views
taagere
commented:
fartuun cumar waan taageri lahaa cod way leedahay laakin waxaan
ku nacay hees walbo waa waa haa uuu aa eyku dartaa
-
2 weeks ago
Farxiya kabayare
Hees wadane ah
maitv1 • 258,637 views
taagere
commented:
waa qof aad u wanaagsan farxiya kabayare noolow waligaa
farxad kunoolow
-
2 weeks ago
Seynab Cige - Qabrigii jacaylka
Seynab Cige - Qabrigii jacaylka
saidos421 • 20,852 views
taagere
commented:
saynab cige way cod macaan tahay love you ayeeyo
-
2 weeks ago
Gaarsiiya Ikraam Caraale
TheDucaysane • 156,918 views
taagere
commented:
ar aamus axad yAHOW farxiya fiska baan taagera lakin ikraan baan ka jeclahay
sharmutada nin walbo waso oo hadana ilka dheer uuf falis baan nacay
nimanka wayaha cusub oo dhan baa waso sharmuto weeya ikraan baa qurux badan kana cod macaan
-
2 weeks ago
Hees GARAADLAAY By: Falis Abdi Maxamuud
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 433,607 views
taagere
commented:
naagtan baan iska nacay uf fiska baan taageera laakin naagtan ikraan baan ka jeclahay
balaayada ilkaha kala fog
-
2 weeks ago
*HEES CUSUB GAL MUDUG*
*NEW SONG GAL MUDUG*
smartgal2009 • 249,171 views
taagere
commented:
abdirizaq alteso sidii naagtii buu isku ruxaaya war wuxu maxuu ahaa
ninow naag waaye war sidii ninkii is adkee
-
2 weeks ago
Daawo Dhibaatadii ugu Xumayd ee haleesha dadka kunool Mudug..wmv
02/06/2011: Degmada Goldogob oo ay ka taagan tahay dhibaatadii ugu xumayd ee Soo Marta dadka Deegaankaas ku nool.
dhacdooyinka • 1,443 views
taagere
commented:
war maahan meeshan galdogob beenta daayo balaaya beerka inku dhufataye
galdogob waa beel barwaaqo badan oo nobad badan
alla inay ceebayaan bay rabaan reer galdogob ka galdogob dadku waa wada siman yihiin
kala sooc na majiro
-
2 weeks ago
West puntland State xaflad Minneapolis 1
West Puntland State xafladii ka dhacday Minneapolis MN USA
siriq3 • 1,652 views
taagere
commented:
cali cusmaan cod buu leeyahay ina adeerkay masha allah guul baan u rajaynaaya
walaalahay iyo horu mar noo soo hoyiya
cadawgana ha u jixin jixina waan taageersanahay dadka iyo dalkayga galdogob
-
2 weeks ago
Xaawo Kiin iyo Hesstii Dhoof Jaceel
waa hees cusub dhoof jaceel iyo codkii Xaawo Kiin 2011
haashimi2010 • 428,411 views
taagere
commented:
warkaasaa imaraayaa waxaan filaaya qof aad kasoo dhooftay heeskan aday kugu socotaa
dhageyso dhageysii ruuxad kasoo dhooftay
-
2 weeks ago
Somali W/O Lyrics -Song - By Farhia Fiska
aliel69 • 10,447 views
taagere
commented:
farxiya ffiska wale fanaan loo dhigo wali lama arag hadana maba jiro
boqorada codka ilaah haku daayo hees aysan si macaan u qaadi karin maba jirto
masha..allah
-
3 weeks ago
fiska vikingline
mmyare1 • 36,620 views
taagere
commented:
bola shit farxiya fiska hadinan jeclayn dadbaa jecelee adina wacalayahow
maseyrka goo goo yay farxiya fiska maxa ka rabtaan
shaqa la'aantii intay idinka badatay aa fiska qalanjo qoordheer ayaa ku mashquulaysaan
-
3 weeks ago
Farxiyo Farxiya Fiska Hees cusub Baashaalka
Farxiyo Farxiya Fiska Hees cusub Baashaalka
shaaciye03 • 27,605 views
taagere
commented:
alla yaa ka bax farxiya fiska boqorada codkaga quruxda badan
yaa ku gaaro naagaha kaa maseyrsan adaa ka qurux badan kana cod qurux badan
-
3 weeks ago
Waayaha cusub Guur show www. Heegantv.com
http://www.heegantv.com/ Fannaanadii da'da yarayd ee Fallis iyo kooxdii dhalinta waayaha cusub waxay idiin soo gudbinayaan hees cusub
heeganTVdotcom • 61,636 views
taagere
commented:
axadku feera weynaa
-
3 weeks ago
Armuu Idiida '' New Version'' by Farxiiya Fiska
Heestan Ku raxaysta dadweynow
dhagaysi wacan
HEESOKABANSTUDIO • 758 views
taagere
commented:
farxiya fiska wallee you're the only female singer who can copy songs
other cannot
-
3 weeks ago
Urugada Xanuunka - Cali Najiib 2012
hees cusub 2012
HEESOKABANSTUDIO • 2,660 views
taagere
commented:
cali najib boqorka codka laakin isaga video muusoo saaro horta
ninkaan maxaa ka qaldan
-
3 weeks ago
Urugada Xanuunka Leh 2012 By Cali Najiib
Heesta Urugada Xanuunka leh By Cali Najiib On Aduun.com
Aduuncom • 4,956 views
taagere
commented:
masha allah cali najib isaga horta video isagoo taagan lama arkee
maxaa uu la dhuumana muu fool xumo wuu cod qurux badan yahay
ma sawirka saarin isaga maahan see camal muxuu uusan video waligiis lasoo sariin
wallee waa yaab
-
3 weeks ago
Farxiya Fiska Armuu i diida
Heestii farxiya fiska ee armuu idiida
SomaliMusic143 • 81,837 views
taagere
commented:
mashaa allah farxiya fiska ilaah baa kusiyay codka aad hees walbo ku qaado
heeski magool waad ku bashaashay magool adaaba kaga cod qurux badanee
woow ilaah noo kaa daayo faninta yaryar hada kaa daba cararaysa kuma gaaran
queen fiska
-
3 weeks ago
Farxiya Fiska heeso cusub Video ah dhowaan
Farxiya Fiska ayaa soo saareysa dhawaan heeso cusub iyo maqal iyo muuqaal video ah leh, ee ha moogaanina dhamaan
deeyooDOTcom • 152,730 views
taagere
commented:
sankaan maanta sankii khadra daahir oo kale ahaa
fiska qurux badanaa masha allah ilaah hakuu daayo
-
3 weeks ago
Nuura "" Codkii Bashiir Hanuuniye"" (New Song 2010)
Waa Heestii Nuura Iyo Codkii Fanaankii Fanaanku DHallay "Bashiir Yuusuf Hanuuniye" Laxankii Daud Cali Masxaf ""Classic" Remix Ah
Hees Cusub.
haldoOor • 143,520 views
taagere
commented:
masha allah bashiir hanuuniye wuu qurux badan yahay
dadkaana masayr baa dilaye yaan lala yaabin
waxaa fiic naan lahayd farxiyaay inu dhaho intuu dhihi lahaa nuuray
-
3 weeks ago
Ubax baan sidaa kula soo ordee, By Raxmo Huno
Hees aad iyo aad u macaan
sharp2k1 • 1,166 views
taagere
commented:
alla qofkaan heeska qaday horta waad isku dayday codkii khadra daahir
fiska inay heeskan qaado baa fiicnan lahayd farxiya fiska cod qurux badan leh
maxuma gabadhaan qaaday so laakin si macaan baa la raba
alla yaa farxiya fiska heeskan haday soo qaadi lahayd
alla qosol badana nimco dareen heeskan inay sisi camal cod malahan heeskan farxiya fiska qaaday fartuun birimo ayaana iska leh fiska siday u qaaday uma qaadi karaaan xataa fartuun birimo uma qaadi karto