Profile
Channel Views:
7,466
Joined:
Mar 20, 2010
Latest Activity:
1 day ago
Country:
Sweden
Schools:
ardey
Interests:
quraan
Movies:
romance
Music:
hindi
Books:
history
Channel Comments
|
madheedhle
(2 days ago)
Inader wa runta beryahan anigu runti time batan uma helo walahi yt, kol kol uun ban yara eega mashqul uun ba la yahay saw maaha, lakin xagaad moodey maaha arinku hihihi... kolkan alaahu inshalilah tago xageeni somaliland ban malaha miduun dagaal ku bilaabi hahahahaha.. inader asiyah walhai wa inan aad u dabeecad wanaagsan oo xaraarad miidhan ah baladu kkkk dee lakin arinteeda waa inaynu meel saaro ilen juuq laaan laka asmici maayo oo dadku asxaab isku fiican bu ahaye.. iniga waxay ila tahay asiyah wa lagu qabtay wa sida xaalkeedu sidaas darteed uma baahna in laga qaado waqti oo ileyn xalwada kamaysan dargin kakakakakaka ... adna bal baryahan ii waran maxa haysa inader mcn mise doonidi jacaylka uun baad saaran tahay kkk aadban ku salaamay waqti fican wan ku rajaynaya bye honey
|
|
madheedhle
(1 week ago)
salaan sare sweety inaaderty sharaf badan xaalka ka waran saw dhag dhag maaha? saxibaden asiyah ma ku alshebab ah ba ifka ka xanibay.. salaanta ma qaadayso xita wa bila juuq.. tolow bal may calaamad nololeed oo qudhaato muujiso sidan si maahe mise inantii shabaq ninja ah baa lagu raray kakakakaka.. slaam inadeer waqti fiicna waan ku rajaynaya
|
|
niissa20
(1 month ago)
Sanad wanaagsan qalbi thanx love u too dear , aniganah maaaaaaac 4rm top to toe lol <3
|
|
madheedhle
(1 month ago)
indeertay indhaha u roon aad ban ku salamaya.. xaalku wa double dhag iyo jam jam ... aad baan uga hela codkaaga markan ku indha indheeyo kakakakakaka... inader dee ma kaligaa baa cuntada ham iyo ham uun wada kakakakaka.. wa maashan alle... bal ana dig iyo dam uun baan wadaa baryahan kkkkkk
|
|
waadamagooye
(2 months ago)
waan ku jeclaan jirey imikase waan ku nacay xittaa salaan baad ii quudhi wey day!!!
|
|
niissa20
(3 months ago)
Ameeeeen qaaali ilahayow hooyaden mamma sahra ino daa ameeeen iyo abahayn qurux ameeeen... <3 <3
|
|
madheedhle
(7 months ago)
kkkk kkkkkkkk walaahi waad iga qoslisay waxa tay macalimad ku fiican xaga indha indhaynta xaaladaha caashaqa kkkkk ileyn hadi qofka asaga hore loo so helo wu garta cida kale la so galayo kakakakaka baryahan wa runta wa lay wata inkaston wali wax dhab ah aanay dhicin hadana ciyaarihi hore ba bilaabmay kkkk khayr bay noqon.. ta kale inader Oslo mid cunsuri ah baqarxiyey xafiska prime ministerka 7 qof meesha ku dhintay kadibna jasiirad dabada ah oo xisbiga talada haya dhalin ka tirsani ku shirayen bu rasaas ku furay tiri 84 ah oo kuli 20 jir ka yar bu dilay isagi nolol ba lagu haya.. aniga wax ima gaadhin alhamdu li Allah lakin gabadh somali ah ba labta ka toogtay wa khatar xaalkeda hada taas ba wax somali ah dhaawac so gaadhay intan ka war hayo. wan ku salamaya love you walalo
|
|
waadamagooye
(7 months ago)
sweety walaal seed sahay ma ii fiican tahay, waan kuu xiisay oon kuu darsadaye iska soo waran.
|
|
madheedhle
(7 months ago)
sweety inader qaali bal waran saw jamjam maaha xaalku .. cadced ba i gubtaye wa nuur cala nuur xaalkusida kale xagayga wa tamaam..inader waxa la yidhi ileyn ishi baxaysa ta kala green noqota waba sidan wadaamo dhuljiife... oo ma hadu bilaabay inu shalmada dumarka la cararo ... waar ilayn dhuljiif wa dhuljiif ....kakakakaka waar dhig baan ku idhi xariirta dumarka ha ka huwane..... ma waxaad doonaysa inay habluhu shuruf qadhaadh kaaga awgiiinay kaa firdhadaan ila shanta maylka kakakakaka shalmada haka banafin hablaha...kakakakakaka
|
|
waadamagooye
(7 months ago)
ha igu nicin wax baan rabaa in aan idi baro,ee inboxka ii soo gal anaa kuu waramiye.inaader ha igu xanaaqin hana iga xumaan waa kaftan iyo jacayl walaaltinimo oo aan idiin qabo adiga iyo aniissa ee isma dhaafno,waxaa ku xigta quruxleyisaaq iyana bal waan soo galin.iyo inaaderkay madheedhle.isma dhaafno sweety.
|
Subscriptions
(3)
Recent Activity
|
|
sweety071000 favorited a video
Get it now on iTunes: http://bit.ly/q3UqRN
Awakening Records is pleased t... more |
|
|
|
sweety071000 favorited a video
Music video by Kelly Rowland performing Lay It On Me. (C) 2011 Universal...
more
|
|
|
|
sweety071000 favorited a video
Music video by Kelly Rowland performing Keep It Between Us. (C) 2012 Uni...
more
|
|
|
|
sweety071000 favorited a video
Waa Qayb ka mid ahayd Riwaayaddii Musiibaddu Aduunyada Iyadaa U Macalin ...
more
|
|
|
|
sweety071000 favorited a video
|
|
Subscribers
(24)








![hees cusub XASIL by Ikran iyo Abdi holland [ Official Video ] Thumbnail](http://i2.ytimg.com/vi/mRwdY2clnQY/default.jpg)


































![RDX ft. D&G & Chiney - Bend Over | Wibble Wobble [dj kwik!] Thumbnail](http://i1.ytimg.com/vi/49Jg9ZxPN4U/default.jpg)


