-
1 month ago
-
1 month ago
-
1 month ago
Hees aad u macaan, Nabad - Lafoole
waa heestii nabad/nageeye hadba sidaad u taqaano ee fanaankii weynaa maxamed xasan xuseen lafoole ee ka bogasho wacan.
yoocali • 7,949 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
1 month ago
Waa Boqol yahuuduye - Dahir jamac - Lyrics
Heestaan lagu magacaabo waa boqol yuhuuduye ama Israaiil waxaa hore u qaaday fanaanka Soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar haatana waxaa soo cusbo...
MuuqaalDotCom • 21,275 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
2 months ago
Heestii Baafin Fanaaniinta Farxan Xidig iyo Kaltuun Bacado
Heestii Baafin Fanaaniinta Farxan Xidig iyo Kaltuun Bacado
WASHAAQO1 • 5,553 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
2 months ago
-
2 months ago
Heestii Riyo Xuseen Shire hees cusub 2011
Hees cusub waxaa ku luqeenaya Xuseen Shire jamaac. Hussein.. laxanka, erayada iyo codka waa Xuseen Shire Jamac Ciyaar jecel
cadaaawe • 10,476 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
2 months ago
soomaaliweyn4life
liked
-
2 months ago
soomaaliweyn4life
commented:
heestaan laxanka iyo mirahaba habeen asagoo hurda ayuu ku riyooday musikada basbaa ka maqneed
-
-
2 months ago
New Song "GARA-DAG" By Cabdi Fataax Yare
Erayadii Abwaan Maxamuud Koofiyoow, Laxankii Boqor-kii Codka Maxamed Saleebaan Tubeec Iyo Codkli Halaasiga Ahaa Ee Al-Fanaan Cabdi Fataax Yare. Hab...
Mattaanaha • 11,310 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
2 months ago
Old time Somali Music 1 (Saado Ali)
Good old days of Somali music. Saado Ali badacagaha soo gali soo xidho cunaabida.
qumane • 529,327 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
3 months ago
Hoheeey - Axmed Biif 2010
Hoheey, waa hees uu lahaa FANAAN Cumar Dhuule Cali oo uu FANAAN Axmed CabdiKariin Maxamed "Axmed Biif", soo cusboonaysiiyey kuna soo dhigay Dubai...
AxmedBiif2010 • 58,306 views
soomaaliweyn4life
liked
-
3 months ago
Nuur Daalacay hees cusub best somali song ever 2009
http://www.saafifilms.com ka daawo heeso badan oo macaan kuwii hore kuwii dhexe iyo kuwii dambe aflaan daawasho ah aqbaarta soomaaliya sheekooyin j...
fiirsidotcom • 803,529 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
3 months ago
*HEES CUSUB GAL MUDUG*
*NEW SONG GAL MUDUG*
smartgal2009 • 245,227 views
soomaaliweyn4life
commented:
@abdikarimwardheere
waa runtaa si aada ayaan kuugu raacsanahay, in heestaan, ay ku fiicnaan laheed soomaaliwayn ani galmudug waa meeshan ka soo jeedo in soomaaliya ay ku fiicantahay heestuna mar horaa arkay, waana run ree galmudug waa inay ka fogaadan, wax yaalaha xun xun qabyaalada , iyo...
-
-
3 months ago
Riwaayadii Burburkii Somalia Barwaaqo ayaa ka dambeyn iyo Kooxda Wadajir Bristol UK
Riwaayadani waxa ay ka hadleysaa burburkii dhulkeena hooyo ka dhacay iyo dhibaatooyinka ka dhashay iyo in weli la ga bixi karo oo somali ay u dambe...
arneelka • 21,866 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
3 months ago
Riwaayadii Xaqii Shacabkaa Dilaacay Part#2.wmv
Waa Riwaayadii Xaqii Shacabkaa Dilaacay Part#2 Oo Ay Inoo Dhigeen Dhalinta (OYSU) Ee San Diego Waxayna Ku Dhigeen Magaalada Minneapolis.
sahanstudiompls • 24,439 views
soomaaliweyn4life
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
3 months ago
Talooyinkii Toora Bora part 1
Riwaayad Taxana ah oo aad u xiiso badan oo ay idin soo diyaarisay Hey'ada u dooda xuquuqda dhalinyarada soomaaliyeed ee SYAO Dawaasho wacan
SYAOofficer • 29,210 views
soomaaliweyn4life
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkk amiirku ani ha i hormariyo -
3 months ago
Waayaha Cusub Hanti
Dhalinyaro New Album 2008
WaayahaCusubNews • 162,870 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
3 months ago
-
3 months ago
-
3 months ago
DOOD QUBUURAHA MALA FAAGI KARAA??
DOODII DHEX MARTAY SHEEKH SUUFI FANAX IYO ABDIWALI DALBOON
somalimidnimotv • 6,659 views
soomaaliweyn4life
commented:
maba xishoonayo cunugaan dad ka cilmi badan oo ka waawaynbuu la doodayaa been cad kula doodayaa
-
3 months ago
MAGOOL AFRIKAAY HURUDOOY.wmv
HEESTII AFRICA IYO MAGOOL .AUN
gorgornews • 49,104 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
4 months ago
Hees Cusub Samiiraaay
Booqo www.kobciye.com Oo Kunaso Maqaalada Kabaxo Ee Arimaha jaceyka
MrIbrahim880 • 277 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
4 months ago
Magool Shinbiryahow Ma duushaa
Magool Shinbiryahow Ma duushaa, Xalimo qaliif magool.Ereyadii Hadraawi.Laxankii Jiir,2011,Lyrics
MrDalka • 19,920 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
7 months ago
Heesta calanka Puntland 2010 (Part 1)
Somalia 24 TV.
Puntland Caynshe:
Waa Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibriil iyo Codadkii Macaanaa Ee Maxamed Kaban, Aamina Dhool, Abdi...
somalia24tv • 176,959 views
soomaaliweyn4life
commented:
war intee majeerteen oo dhanbay isku aruurshen oo qaadesa
-
7 months ago
selele • 20,902 views
soomaaliweyn4life
commented:
way kasoo dareen habar walbaa calan ha suub sato maaxan aga daydaa putland ma faanka iyo islawaynida qabwaynida, xinkiyo dhabiisha
-
7 months ago
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
RUWAAYAD
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984.
Hobollada Qaranka ee Waaberi.
MUUSIKADA
Daa'uud & Ducaa...
XasanBurhaan • 38,610 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
7 months ago
Jihaan Jalaqsan - Maseer Masayr
Heestii Masayr/maseer, Codkii: Jihaan Jalaqsan, Erayadii iyo Laxankii: Jooqle, Music: Karaama.....
4tahir • 5,545 views
soomaaliweyn4life
commented:
haa walaal waa sidaas
-
7 months ago
Sheeko gaaban Raaliyaa Reerka Uroon
http://www.xamarcade.com http://www.allbanaadir.com
XAMARCADE.COM ALLBANAADIR.COM HAMOOGAAN KALA SOCO LABADAS WEBSAYIT AFLAAM AAD UTIRO BADAN AYAA...
xamarcadenet • 31,921 views
soomaaliweyn4life
commented:
baa oo sheekadan soomalia ma ka jirtaa
-
7 months ago
mohamedabdiali • 116 views
soomaaliweyn4life
commented:
alla ba ayay kuwaan way waashen , war heedhahaya, waad waalateen , tenstagymnasum kobka ciyaal suqnimaduu qaaday, war heedhaha, xuriya xuriya kuye macalimadaas yamaniyadaa maa somali ah, qofkaan aqoon runbuu moodi lahaa,walahi. polisku inuu idin qabtaa fiicneed
-
7 months ago
Madaxdii Qaranka Soomaaliya - SYL & Abdullahi Issa Mohamud - Somali Documentary-Film
Dad badan ayaa waqti waxa ay isugu geeyeen sidii Filimkan uu u noqon lahaa mid taya leh isla markaana bulshada Soomaaliyeed ay wax ka faa'idaan. Da...
KEYDMEDIA • 33,167 views
soomaaliweyn4life
commented:
ilaah u naxariisto walahi waa geeri umada tiiraanyo ku reebtay wadankiina waxba kama danbayn 19988 kii ayuu dhintay burburkiina markaas ayuu biloowday ilaahow janadii gee dadkii wadankeena u soo huray dhiigooda aaaaaamin
-
7 months ago
Waayahacusub- Kaca Kaca
Kaca Kaca wa hees ciyaarta
cigale2006 • 4,665 views
soomaaliweyn4life
commented:
hadaan kacno xageen adna may waashen
-
7 months ago
mohamedabdiali • 5,738 views
soomaaliweyn4life
commented:
war waxaan edab may lahan yaa nugu baray sida wax loo duubo gabar islaamed oo gurigeeda dhex joogta oo iska damaashadaysay wax ka soo dubayan ayadoon ogeen kadibna youtubka soo dhex dhigayaan ashax xumaa dadku yaa baray waxaas, ma yaraantan lugu tarabiyeen
-
7 months ago
Hassan Adan Samatar - Baladwayn
Extended version
dalmar46 • 106,254 views
soomaaliweyn4life
commented:
qisada heestan waxay ku dhacday abwaan maxamed xasan Hadraawi, asagoo dul taagan buundada liiqliiqata ee baladwayn bay gabar uu aad ula dhacay ku kulmeen. ayagoo balan lehbaana asaxaabtiisi tageen oo aaden xamar asna soo racay kamuu hari karine. saasbay ku dhacday qisadaan oy isku gafeen gabadhii
-
-
7 months ago
Qabyo 2 II sangub nakruuma fartuun birimo
http://www.fiirsi.com waa riwayad soomaaliyeed oo qosol ah ka daawo fiirsi.com isagoo buuxa
fiirsidotcom • 360,437 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
-
8 months ago
Hees Cusub (Dheeman) By Mohamed Jacbur & Muna Xeego Somalimuzic.com Presents
Waa hees cusub Goto somalimuzic.com for more music
somalimuzic • 192,039 views
soomaaliweyn4life
commented:
anina waxaan soo xasuustaa filmkii nuure ee turkiga ahaa
-
8 months ago
BALANBAALISSTUDIOO • 36,224 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
8 months ago
Dhooleey By Abdi Holland
Dhabarka Iyo Laabtiyo Dhinacaa Wadnaha Baa Dhamac Kulul Ku Beertoo Dhaawac Baan Qabaayee 2x.......Dhooleey La'aantaa Dhulka Ila Wareegoo Cerka Ii D...
PASSWORD14301 • 44,277 views
soomaaliweyn4life
commented:
@SuperBarwaaqo
way leedahay walaal dhib dhib waynbayna leedahay waxaan heesta ninkaan ninka heesaya iyo ninka ku qoray meesha may lahan af soomaaliga ayagu waa shaqsiyaad kamidaa soomalida af soomaliga anagaa leh. xaqbaana u leenahay inaan ka doodno waanse ka xumahay iniinan fahansaneen m...
-
8 months ago
Soomaaliya waa iib/ Somalia for sale
MEEL LAGU DAGAALOO
DIRIC DHIIGII DAADSHOO
OO DALKA CIIDANKIISII
DOOXEEN CADAAWAHA
DURBA GUULO BADAN IYO
DEGMOOYIN AY XOREEYEEN
DOQON CADOWGU SOO DU...
ls827 • 83,521 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
8 months ago
selele • 60,651 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
8 months ago
Sh. Abuukar Xoosh - Geeriga iyo Qabriga 1 of 4
Waxaa muxaadaro ka hadleysa geerida iyo qabriga axwaashiisa waxaana soo jeedinaayo Sh. Abuukar Xoosh
abdii • 69,522 views
soomaaliweyn4life
favorited
-
8 months ago
yaa allah walahi heestan qiiro ayay ku galin, heesku wuxuu ka hadlin, dadkii wadanka u soo halgamay dhiigoda u huray, iyo sidii loola dhaqmay markuu kuu ka caanku qabsaday, wadanka, xabsiyada danbi la aan lugu wada riday, Aadan cade,, iyo Cabdulaahi ciise, oo 4SANO danbi la aan ku j...