-
3 weeks ago
Cawke: reaction to his comments on Djibouti
Maxamad Cawale from safaripost.net answers to Cawke's comments on Djibouti. Cawke has treated Djiboutian to be
less religi...
kaydkacom • 21,730 views
shirem04
commented:
-
1 month ago
HANGAL ( ASAAY) HEES CUSUB 2012
HEESTAN waa hees wadaata macne mug weyn, oo lagu cabiray nabadgelyo darrada ka jirta Soomaaliya, heestani waxaa loo sameeyey OLOLAHA HANGASHA ama A...
OlolahaHangasha • 14,211 views
shirem04
commented:
walaahi waa hees qiimo leh aaminmo iyo sida walasha ayku garab istaagtay walaal ilaahay hakuu fududeeyo i yadaada
-
2 months ago
-
2 months ago
Princess Xaawo kiin iyo Hesstii Dhoof Jaceel
waa hees cusub dhoof jaceel iyo codkii Xaawo Kiin 2011
haashimi2010 • 440,882 views
shirem04
liked
-
2 months ago
heesta dhagafur.mpg
Erayadii:Abwaan Bilig Hurfe. fanaan:C/qaadir Aargute.Laxanka:Wadanole.Musig
a:Faarax Boorame. Camera and Edited By Cabdifatax Max'ed Cilmi. fataahelmi • 1,016 views
shirem04
commented:
run ahantii arguti wax badan buu soo qaday heso quleezah goldogob iyo nawa xigeeda marka waxaan dhihi karaah wa fafanka reer goldogob laakin hada abwanadii waabatee ee waxaa loogabaahan yahay reer golden inay ka soo baxaan fanaanii
-
2 months ago
[ A Somalian Bro Hamza Abdigani ].Very Emotional Quran Recitation
[ Share It ,Tumb up and favorite it ] ,Plz Subscribe For More . Codkaan macane qalbiiga kuraxyee kalamkii Alle
AbdullahEspanol1 • 14,623 views
shirem04
liked
-
2 months ago
Dugsiyada Galdogob & Galkacyo
Dugsiyada Galdogob & Galkacyo qaar ka mid ah.......
GarweyneMedia • 3,124 views
shirem04
liked
-
2 months ago
NEW DHAANTO HUUNO GOORMAYNU TAGI KALDEQ ..IYO SEDYO
WAA MIDHIHII LAXANKII IYO CODKII ABWAAN KALDEEQ DAHIR YUSUF
MUSIC BARKHAD...
sedyoband • 18,881 views
shirem04
commented:
aaaaaaaaaah tiranyaa isaaqday wuxuu kasheekaynayo ormaa igudanbaysay ilaahow xornimaad kugaydiistay walaalkay haduu ku qanacsanyahay siday maanta tahay
-
2 months ago
Gaadaco2.mpg
somali Gaadaco singing
eyeforaphoto • 68,149 views
shirem04
commented:
waxaan layaabah dadka fanka aanan wax ba kaaqon oodadka sika amaanayah heestaan waxaa lahaa saalax qasin aadocoh wax badan baala gudhaliinayaah fankiisa
-
2 months ago
Gabey Roda Afjano -Xargaga Online.wmv
xargaga1 • 21,073 views
shirem04
commented:
oh ah ah walaae waarun
-
3 months ago
Hooyo Macan
Hooyinka Yurub Jooga oo odeyaasha hanbalyo u dirayaan hahahahahaha
AYUUT0 • 10,232 views
shirem04
commented:
ale idin qaad miyeysan hooyo dhalin ma hooyagaydah waxaas in looqadah mudan xoolayohow qaylinahay naga aamu ilaahay ku maa museyeh waa wax cayr ku koray
-
3 months ago
Eid Jama "Batalaale" Heestii Amar-ALLE
Hees Maqal Iyo Muuqaal Ah oo Uu Inoo Qaadayo Fanaanka Eid Jama "Batalaale".
Mattaanaha • 703,768 views
shirem04
commented:
kkk ciid jamac baa wuxuu naqda burcad faneed ki u gu indhaha adkaa mar lawaraysanayey waxuu sheegay heestaan inay cusub tahay uu asagu aaqah laakin maaha heestaan waxaa wada qadijiray shorso daadsan iyo ahmed abdi waxaynah qaaden 1982 waxaynah garay radio muqdhisho 1983 4 26 marka qofki sham...
-
4 months ago
Hees Cusub Ragii xeebta lagu dilay-Nimco Jamac
Waa hees cusub oo ay soo saartay Fanaanadda weyn ee reer Jibouti Nimco Jaamac
Waagacusubmedia • 10,880 views
shirem04
commented:
hoyo gabalkeedhacay waa urug xumo reer jabuuti meesha nimco jaamac taagantagay ee hangankeedii uu ku qasaray maalintay guran lahad mirihii abaalkeeda bay ahay ee malintii ay ka cararilahayd maaha jabuuti xitaa xiligee gumaystaha kamaysan bixin wadankeeda marka waxaan idinleehayah anigu maahi re...
-
4 months ago
Xalayto by Xaliima Khaliif Magool
Heestan magaceega waxaan u malaynayaa inay tahay Xalayto waana hees wacan.
craxmaan10 • 86,815 views
shirem04
commented:
malyuun maah waxbaad siku qaldaysaah ruwaadaye qurboow dad wadaadshe maxaad duul iskukentay waxay ahayd 1995 iyo dubai kaalin fiirih taa riiqda ku qoran shaashada
-
4 months ago
GABAR MIYAA MISE WIIL
ILMAHAAN YAR HALA CAAWIYO WAA UU DHIBAN YAHAY ILAAHOW CAAWI
HHAIKAL • 27,888 views
shirem04
commented:
waa wax nalagu fiirinayo inaan sicaawino iyo inkale walalayaal ha loo gumado intaad xusuusanoh nicada eebe nasiiyey ilooho cawi waxkastah xagaagay ka fudud yihiine
-
4 months ago
Goldogob 4ever
Goldogob 4ever
TheGoldogob • 3,640 views
shirem04
commented:
waaaaaaaaaaw aab daan ugu faraxsanahay hesta iyo muuqalada xuruxda mabad waana idiinka mahad naqaynaah ku wa noo soo diyaarsha anagoo jognah dal dheeg ubaholyonnay
-
5 months ago
Hibo Nuura - Hargaysa
Hibo Nuura - Hargaysa
bartamaha • 96,959 views
shirem04
commented:
waxaa layaableh dadku inay hees taan u qaaten siyaasay ay hibo ku taagerayso somaliland maaha heesati waxay qusaysaah jacaylkee abwaan axmed saleeban bida marka hibo waa fanaanada wali aan gali waxa fanaanintu wax walaa qanayaah
war waxa nacaskaa maxaa meesha kenay dadka reer jabuti may laxdaan kaka xeeyey tv ga xoolahaa wuxuu silaayahay ku soo canbax dameerta ciyaysah ka kaxeeya meseh dadka rer jabuti waa kanoo miiran