-
3 months ago
Heestii Saylo Sahra Axmed Iyo farxaan Xidig
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 64,666 views
shidane22
commented:
-
4 months ago
khadra dahir: Beer jacayl
Hees aad u macaan oo qaadayso fanaanada weyn ee khadra daahir cige. heestan waa hees aad u qiimo badan sidaas baan na usoo galiyay youtube ka
craxmaan10 • 14,325 views
shidane22
commented:
@abdullahi1988 sxb waa runtaa waa jacaylkii sheeko baraleey oo waxaa ka qayb qaatay fanaanka caanka ah ee khaliif cismaan sayid khalifa oo qaaday heestii bari tiyaaq ama sheeko baralay lagu magacaabi jiray
-
5 months ago
Ceejiye1 • 1,434 views
shidane22
commented:
heestan waxay ku socotay abwaan c/wali kilwe cawaale oo isagu kasoo jeeda qoyska maxamed cawaale liibaan oo jacayl dhexmaray gabadh markii danbe dhooftay oo carabaha ka aaday heestaasna wuxuu uga jawaabay heesta caan baxday ee uu qaado fanaanka khaliif cismaan cabdi oo looyaqaanay sayid khalifa ...
-
5 months ago
dhagaweyne • 7,910 views
shidane22
commented:
cigaal heesihiisa kuwa loogu jecelyahay bay kamidtahayheestan
-
5 months ago
dhagaweyne • 9,428 views
shidane22
commented:
yaaaaaaaaab codku waa rooraaye muqaalkuna juba ayaad moodaa isqabadsiiya somaliyeey anigu yaabay kkkkkkkkkkk
-
9 months ago
Axmed Naaji Collection
Xulka heesaha Axmed Naaji
LBchannel • 809 views
shidane22
commented:
LBchannel sxb waxaan u malaynayaa hadaanan khaldanayn heesta #10 in codkaasi yahay axmed rabsha mise waan khaldanahay
-
9 months ago
Axmed iyo Khadra
Axmed Cali Cigaal #6
LBchannel • 21,411 views
shidane22
commented:
LBchannel sxb aadbaad u mahadsantahay dalabkayga aad ajiibtay waxaad tahay kayd lagusoo hirto mahadsanid
-
9 months ago
Axmed Cali Cigaal Collection
Xulka heesaha Axmed Cali Cigaal
LBchannel • 16,345 views
shidane22
commented:
@LBchannel sxb waad mahadsantahay waa runtaa oo hada kahor qawdhan baa soo galiyay heestaas aan kaa dalbaday inaad tilmaan igasiisid halkaan kaheli karo hase ahaatee hadaadba adigu hada haysid waxaan kaa cod sanayaa inaad soo galiso channel kaaga mahadsanid
-
9 months ago
Dhulbahante oo gacmaha isqabsaday iyo Proff Galeydh oo si kulul ula hadlay Siilaanyo
Proff Cali Khaliif Galeydh oo ka hadlayay gunaanadka shirkii Khaatumo ee ka dhacay London ayna iskugu tageen aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta beesha...
Waagacusubmedia • 13,467 views
shidane22
commented:
@Jaalediid waraa idinka waa aidin yaqaanaa soomai diid aa tihiin xamarna duulaan waxaa kusoo qaaday xabashi iyo in yar o ay wadato waaa la iska dhiciyay ragii xamar xabashida kasaaray ayaa hargaysana kasaari doona waxba anaga hanagusoo hal qabsan oo xamar baa lagu duuay hadhihin laascaano inay xa...
-
1 year ago
Maxaa Uraya? - Xinne Xiirey (Comedy) lool
ila qosol, very funny old man.. All you need to know abt biid xaarre
mrMADAALE • 179,499 views
shidane22
commented:
qofkii reer kismaayo ahaanjiray odaygaan wuxuu dhalay aamina xine ee ka midka ahayd gabdhihii sadexda ahaa ee morgan xiigiisa kusawirnaa taalada kismooyo ee kanisada kasoo horjeeday waxayna amd ahayd gabdhaha qaadku usodago kismaayo 95ti gaari caraseda ahna wadan jirtay
-
1 year ago
Saado Cali (Dhawaaq Hees)
Heestan Fanaanada Saado Cali waxay qaaday xiili dowladii Sayaad barre ay dhibaato ku haysay gobolada W/galbee iyo W/bari.
Waxayna caddaynaysaa sidi...
Mudugboy • 46,319 views
shidane22
commented:
nimanka ay tirinayso inta badan waan gartay laakiin kan sadexaad baana garan ee ay leedahay (ninkii dhagixii u horeeyay guumastihii ku tuuray) waa ninkee ninkaas sawirkiisana lamuujinayo
raga kale dhamaan waan gartay labada hore waa aaden c/dule ninka labaadna waa maxamed cawaale ilaahay labadaba...
-
1 year ago
Sayid Khaliifa & Sahra Mire, Maxamed S. Tubeec & Xaliimo Kh. Magool Somali hees 2010 Xul Waberi 1
Xul waaberi
DjA2ZPrinceY • 27,009 views
shidane22
commented:
roodosh sxb fanaanka waa laguu yaqaan wuxuu ku passport yahay fanaanka c/qaadir bagaag iyo abwaanka wayn ee cali kilwe cawaale ee kumagac dheer cali dhoof ama qar iska tuur
-
1 year ago
Cilmi & Caado - Qeybta 9aad
Cilmi iyo Caado or Tradition Vs. Modernity by Robert Tyabji and Hobollada Waaberi - Waberi Troupe.
Dhibka bulsho oo ka dhasha loolanka dhaqankii h...
XasanBurhaan • 36,776 views
shidane22
commented:
c/khadar ilaah ha i naxariistee wuxuu ku geeriyooday dhooblay waxaana ku dhacay jundise ama cagaarshaw qofba siduu u yaqaan waxaan u malaynayaa 91 dhexdeeda inay ahayd fanaan la jecelyahay buu ahaa ilaahay ha u naxariisto aamiin
sahra noolow sidaa baa lagaa rabaa way taagtay farxaan ila eega markay qabsatay heesta sida uu codkeedu ugu socdo sidii ido roob helay ayuu u hogtay intay isku jiraan fanaaniinta cusub iyo kuwuu hore halkaas bay kaaga muuqanaysaa