-
5 months ago
Abdiaziz Iskilaaji Jamasho New Song
Abdiaziz Iskilaaji Jamasho New Song
Erayadi iyo Laxanki
Mohamud Tall man
iskalaaji • 12,080 views
shabiye114
commented:
-
10 months ago
xanuun aan daawoobin
waa qiso dhab ah oo ku saabsan jaceyl ,xanuun badan igu reebtay
xaadrabtaa • 31,980 views
shabiye114
commented:
wa aduun layaab leh illahow dhib hanagu keenin bisinka cudur an dawalahay muxu u sasanaya qofkani waayo jacalku dawoo ayu leyahay sey aniga ilatahay
-
10 months ago
Jaceylka dhabta Ah Ma dhinto!!!! qeybti 1. Part 1
waa qiso jaceyl ah. jaceylka dhabta ah ma dhinto.. waa taxane la soco qeebta labaad..(2)..
yt3d:enable=true
Jicacoo • 11,944 views
shabiye114
commented:
waaaw waaw wa ka daran tahay murqan ka wa yaab hada xage ku dhamatay waayo maahir hooyadi u tegye ma laqashay
-
10 months ago
juuni iyo jaar iyo jawaabtii heeskii garaadlay BY: Shukri Sindiko
heeskaan juuni iyo jaar waa hees jawaab u ah heeskii garaadlay ee qaaday xidigta waayaha cusub ee falis abdi Erayadii heeskan abwaan saciid aadan L...
altamoha1 • 30,217 views
shabiye114
commented:
jawaan sandiko jawaab xumidaa adigaaba jawaana waxaa horay loo iskuma jeedo ayaa islaan laayay waxaad ogaataa intaan falis la gaarin in aan kuusoo jawaabi doono jawaan sandiko awalba qof buuran oo caqli leh waa la waayay
-
11 months ago
Falis Abdi - GARAADLAAY .flv
heeska waxaa miraha u sameeyay Liibaan Cabdi Warsame, Laxanka waxaa leh Cali Shaacir, Halka musiga uu ku laray Xasan Jujeri, waxa ku luuqeyneysa Fa...
tahlayare • 68,308 views
shabiye114
commented:
falis sis adiga waad is cajabisay hees aan laguu wadin ayaad sumcad ku sameeysatay
-
11 months ago
YouTube - hees cusub abdi holland iyo ikraan caraale xaskaygi noqo.wmv.flv
Sallaxleynews • 16,611 views
shabiye114
commented:
igraan caraale iyo cabdi holand laba caadiya maahan maashaa alaah
-
11 months ago
Nacab Jaceyl - Axmed Biif 2010
Nacab Jaceyl, waa hees cusub oo uu idiin soo saaray Axmed CabdiKariin Maxamed "Axmed Biif", oo ku jirta albanka cusub ee NIMCO 2010 oo uu ku soo dh...
AxmedBiif2010 • 207,972 views
shabiye114
commented:
waxan u shegaya qofa kan radinaya wilkan axmad biif ah walaal wa fananita reer putlandi wax una ku nolyahay imaradka iyo putland ayu ka dhexaya halkas karadi
-
11 months ago
Shay mire dacar Bosaso heestan wuxuu ku qaadayaa studiyaha tv ga ETN xaruntiisa magaalada bosaso isagoo ku amaanaya magaalada bosaso waxaana lagu waraysanayaa barnaamijka fanka iyo suugaanta Ee ETN Bosaso
inacarabxassan • 110,021 views
shabiye114
commented:
wax an ahay gabar reer boosoos ah aad ayan ugu farax sanahay heestan iyo dhaman heesa ahan fanaanintu u amaneyso dhulkan haayo shey mire wax an lenahay nolow heesana sobadi reer putland gaar ahan gobolada dalxiska soboqoda bosaaso hanbalyo
-
11 months ago
Hees Somali - Shukri Rooble
Somali Song
dalmar46 • 48,161 views
shabiye114
commented:
waah waah waxaasaa kaa heesa
-
11 months ago
Abdi Holland Love ft Ikran Caraale
Abdi Holland Love ft Ikran Caraale
mursal16 • 250,132 views
shabiye114
commented:
Ha Igu Oran lOve lOve Ha iGu Leexan Hooy Hooy
hada ayuu album cusub soo saaray oo eey la qaadeeyso hodan