-
3 days ago
Hussein Shire Jama and Shamso Foot- iladheeleey
wa hees kalo aad u macaan labad fanaan xuseen shire & shamso foot
cigale2006 • 57,945 views
sahal1qardho
commented:
-
3 days ago
Beereey - Shamso Foot VS Mandela new song by dance
Beereey - Shamso Foot VS Mandela
yarkasanadka • 63,680 views
sahal1qardho
commented:
caaadi ma,ahan maamadu way baashaalaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
1 week ago
Heestii Xaasid iyo Fanaanada Laki Haji
Waxaad kala socotaa shabakada www.duhur.com
By. Katiitow
katiitow • 4,618 views
sahal1qardho
commented:
laki fanaanada cusub ee aan laholinkarin noolow
-
2 weeks ago
Banadir24Music • 8,916 views
sahal1qardho
commented:
waxaan oranlahaa waalabo aan kala dhicin labadan fanaan hodan iyo cabdi noolaada waa talan taali jaceyl oo xiisoleh maanshaa allaah
-
2 weeks ago
caawale adan sharafta hablaha somalida
heestan waxay aad u muujinaysa qadarinta iyo sharafta hablaha somalida hablaha somalida waa hablo aad u wanagsan qadarin
muradnagar1 • 156,915 views
sahal1qardho
commented:
maanshaa allaah fanaanka somaliyeed ee cawaale aadan , teeda kale heestan waxay kutusinaysaa dhamaan umada somaliyeed meelkasta iyo dowladkasta ha xukuntee inay dad issir iyo ab wadaag ah yihiin sinana aan loo kala maarmin noolow cawaale yare
-
2 weeks ago
Hees cusub Talantaali Aamino dhool vs Cabdi RAXMAN GAAS - 2012 YouTube.flv
TABANTAABI AMINA DHOOL vs abdirahman gaas waa hees cusub oo mcaaan lamagac baxday Talantaali waa Erayadi iyo laxanki abwaan abdirahman gaas codadk...
MrKabarai • 16,445 views
sahal1qardho
liked
-
2 weeks ago
sahal1qardho
commented:
anaa heesay iyo iska hees midna looma baahna hadaadan sidan oo kale ukasbankarin shacabweynaha afka somaliga kuhadla sida aamina indha deeq iyo abwaanka weyn ahna fanaan codbaxsanleh woooooooooooooooooooooooooooow indhihiina ayaa idiin macalim ah..........sidaad iitilmaantaan ana kuugu tolanee ta...
-
-
2 weeks ago
Heestii Indhaha Ku Dhaygaga iyo Fartun Birimo 2012
Waxaad kala socotaa shabakada www.duhur.com
By. Katiitow
katiitow • 4,240 views
sahal1qardho
commented:
caadi maahan fartuun birimo ayaantaan dame heeso so sexy ah ayey soo qaadaysaa laba qajilimaayo woooooooooooooooooooow fartuun kakakakakakaka dhafartii habeenkiyo ma ilaawo dheeshii kutee kkkkkkkkkkkkkk waleee nin ragaa kuhelay
-
2 weeks ago
Ayaa Love no Garnaqa by Nimco Dareen 2012.
Ayaa Love no Garnaqa by Nimco Dareen 2012.
oskakaka • 8,503 views
sahal1qardho
commented:
maanshaa allaah walaahi gabadhan waa fanaanad dhamaystiran dhan kastaba ka eegoo waa dareen magaceeda wey uqalantaa qurux ama stile,cod macaan badan maslixiyad iyo soo jiidasho wanaagsan gabadhan waxaan leeyahay oo boqorad cusub ee fanka somalida usoo baxday allow noodaa ,......labxaduu idamqaa x...
-
2 weeks ago
Somali Girls
Intro Video! Sorry If Its Lame....Please Give Us Suggestions So We Can Actually Make Some Fun Ones :D
Modest5Divas • 59,651 views
sahal1qardho
commented:
halayaabina qoomiyad aan dhilo lahayni majirtee caalamka marka alle hasoo hanuuniyo aaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin
-
3 weeks ago
sxiis • 16,254 views
sahal1qardho
commented:
wacade nimca yasiin waa fanaanad heerkeedu sareeyo oo qaali nagu ah maanshaa allaah
-
3 weeks ago
smartgal2009 • 53,869 views
sahal1qardho
commented:
daremay meeshaa iigu daran walow ay durugsantahay kkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan heestaan ereyo laxam, iyo codba waa isleeyihiin fanaanada soomaaliyeed noolow
-
3 weeks ago
Yameys (Yar-yareysi ma leh hawl)
Heesaa: - Hodan Cali Cilmi & Cabdi Diini.
Miraale: Liibaan Cabdi Warsame.
Laxanle: Cabdixakiin Xasan Xuseen (Cabdi Diini).
Muusik: Caynba-Cayn....
Raadraacafanka • 13,062 views
sahal1qardho
commented:
caaaadi ma ahan walaahi gabadha iyo wiilkanba makala dhacaan cabdi diini waa fanaan baxsan oo taageero badan kuleh bulshada somaliyeed dhexdeeda lkn gabadhan ayaan aad iyo aad codkeeda ula dhacay waxaana codsanlahaa in gabadhan taageero xoogleh lasiiyo waayo waxay leedahay mustaqbal fiican walaah...
-
3 weeks ago
Abdi Diini ft Hodan Ali iyo HEESTII GELBIS
HEESTII GELBIS Abdi Diini ft Hodan Ali HIDI IYO DHAQAN
altamoha1 • 9,011 views
sahal1qardho
liked
-
3 weeks ago
sahal1qardho
commented:
anigu kahelay oo waan ucodeeyey ee ila dhagaysta idinkuna heestan talantaaliga ah ee aadka dhiiga ujoojineysa
-
-
3 weeks ago
AbdiXamiid Elmi - Facebook
Hees Cusub oo loogu magac daray FaceBook.
Erayadii: Ibrahim Eagle
Codkii iyo Laxankii AbdiXamiid Elmi
Music by Bakhad Yare
4tahir • 8,126 views
sahal1qardho
liked
-
3 weeks ago
sahal1qardho
commented:
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaaaaah heestaan waxaadba moodaa inay aniga igu socoto abdihamiid elmi noolooow sxb walaahi heestaan aad baan ula dhacay iyo qaar kaloo badan
-
-
3 weeks ago
bakri5 • 14,953 views
sahal1qardho
commented:
horta nimanyohow anigu wax aan qoftaan dhaho magaranayo ninkii wuxuu yiri hadii aan aamusona reerka sidatan laga deyn maayo hadaan hadlona waa af salax ku dheg kakakaka marka qofkan mid xishoota ma ahan waa japan weji kaaki waxaan ugu damayntii oranlahaa qofeey dadka heesohooda hakufsanin ee meel...
-
3 weeks ago
burco143 • 4,902 views
sahal1qardho
commented:
caadi maaha weligaaba ha irabin abidkaana iga roor riyaan kugulanoolee
-
3 weeks ago
mohamoud amoore vs Aamino Dhool
fanaaninta la hoolin waayay sanadahaan dambe Boqorada codka Aamina Dhool iyo Boqorka codka mohamoud ali haafun m amoore new vedeo daawasho wacan
MrKabarai • 21,262 views
sahal1qardho
commented:
woooooow woooooow caadi ma ahan labadan fanaan viva amoore & dhool noolaada waa xidigaha puntland waxaa oori noqon kara ubad daadeheynkara lagu aaminaa reer adigoo kaleetee waah waah
-
4 weeks ago
Talooyinkii Tora bora new part 3
SYAO waxa ay mar kale idin soo bandhigeysaa qeybo kale oo kamid ah Riwaayadii Talooyinkii Tora bora
SYAOofficer • 3,554 views
sahal1qardho
commented:
walaahi riwaayadahan oo kale waa loo baahnaa kkkkkkkkkkkkk halkaa kasii wada rageedii funny
-
1 month ago
maano20037 • 38,320 views
sahal1qardho
commented:
eelka igu dhacay waa aawadaaa hahahahaha xaaaaaaaaaaaaaax jaceylka xanuun badanaaa
-
1 month ago
waaberios • 114,530 views
sahal1qardho
commented:
inaba caadi ma ahan walaahi waa super actores somalidu waa dad wax walba noqonkara
-
1 month ago
selele • 20,494 views
sahal1qardho
commented:
inaba caadi ma ahan mr qaboojiye waa fanaan banaanka yaal oo dhamaystiran maanshaa allaah noolow fanaan sare
-
1 month ago
Miiraale Ladan 2011
Leeg leego Anoo ku jecel eesh calaa ees Miiraale
maano20037 • 14,876 views
sahal1qardho
commented:
woooooof caleeeek saas ayaa loo heesaa hadii kale fanka waala iska daayaa miiraale noooooolow nin jira baatahay fanaan sare
-
1 month ago
Lulug - Waayaha Cusub
hees cusub oo ay soo sameeyeen Waayaha Cusub
bartamaha • 222,345 views
sahal1qardho
commented:
woooooooooow woooooow caadimaaha maraa waaxid heestan waa hees aad ii qancisay noolow marwo falis walaashay iwish you long life
-
1 month ago
Puntland waa nabad
Beautiful song of Huuno and Gaxsan, about the peace and prosperity in Puntland
PuntlandPower • 3,977 views
sahal1qardho
commented:
puntland hanoolaato 4 ever hajirto 4 ever ha israacdo caadi ma ahan gabdhahan iyo heestabo waa super hit
-
1 month ago
Shukri Sindiko- JUUNI iyo JAAR
wa jawaabti Garaadleey oo fanaanada shukri sindigo ay clip ama video ka sameysay Ila daawada Actionkaan
cigale2006 • 34,619 views
sahal1qardho
commented:
waxaa moodaa didi drogba oo gool dhaliyey seey gacmaha iyo afka leedahay african nimadana waaba uga egtahay malaha isaga aabihiisaa soo baleeyey
-
1 month ago
Juun iyo Jaar ''Jawaabtii Shukri Sindiko''
Juun iyo Jaar ''Jawaabtii Shukri Sindiko''
warergoi • 99,126 views
sahal1qardho
commented:
bismilaahi raxmaani raxiimtan waxay isku darsatay 3 ciladood aan idiin kala sheegee mida koobaad waa ficil xumo oo meel aan ku habooneyn ayey kajawaab isleedahay, 2 foolxumo ayey isla soo qaawisay oo shirka waxba ma aanay keenin,3 fanka ayey qaladkagashay oo cod iyo maslaxiyad midna malahan waxaa...
-
1 month ago
Qaboojiye iyo Heestii Hilaac
www.Bclub19.com
UTVLondon • 37,971 views
sahal1qardho
commented:
waaaaaaaa maanshaa allaah walaahi cabdi jaamac qaboojiye waa fanaan buuxa cod rageedna leh waa nin dhameystiran dhanwalba viva fanaanka somaliyeed waan taageersanahay wana dhagaystaa heesihiisa
-
1 month ago
Hawiye Vs Awdal State
http://waagacusub.com - Madaxweynaha Awdal State of Somalia Rashid Aw Nur ayaa hambalyo u diray Khaatumo State of Somalia mar uu ka hadlayay qado s...
Waagacusubmedia • 5,144 views
sahal1qardho
commented:
somaliya midnimadeedu waa muqadas makala qeybsami karto somalia hamidowdo
-
1 month ago
Banadir24Music • 310,750 views
sahal1qardho
commented:
caadi maaha maamadu cod iyo jilitaanba laguma gaaro noolow maria mursal ciise fanaanada labada qarni waaaaaaaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
-
1 month ago
aminarts2011 • 25,675 views
sahal1qardho
commented:
woooooooooooooooooow saado dhiiga ayey maalinkasta iidoorka kukicisaa caadi maaha hadana abwaanad ayeyba uxuubsiibatay fanaanimo waalaga dalacay maanshaa allaah isha isaaq murqaan weyne alle hakaahayo gabadha qaranka soomaaliyeed
-
1 month ago
RIWAAYAD WITH SAREEYE , MIICAD MIGANE AND MORE
ONE THE BEST RIWAAYAD EVER MADE , RIWAAYAD WITH SAREEYE , MIICAD MIGANE AND MORE
somalworld • 5,547 views
sahal1qardho
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maaha majaajilo qosolbadan oo hadana been waaweyn lagu sheegayo
-
1 month ago
Majaajilo Godob-Jacayl Part 2 [Riwaayad somali ah]
riwaadii godob jacayl qaayb ka mid ah majaajilada iyo
cakaara • 203,027 views
sahal1qardho
commented:
ninkan inaba caadi ma ahayn hadii uudhintayna alle ha unaxariisto waa nin aad iyo aad iiga qosliyey walaahi
-
1 month ago
inacarabxassan • 8,955 views
sahal1qardho
commented:
caadi maahan fanaankeena alle hadaayo mr raaxeeye dhulkii barakeysnaa ayuu naxasuusiyey markasta waan dhagaystaa heestaan
-
1 month ago
Ciidankii Soomaaliya xilligii dowladdu ay jirtay
Ciidankii Soomaaliya xilligii dowladdu ay jirtay
bartamaha • 51,921 views
sahal1qardho
commented:
war reerkan buka ee xanuunsan oo cuqdada curyaanka ah qaba gunta guntu dhashaye aan aqoon wixii hore iska ilaawa iidoor nacaladbaa mirqaasnkiina kuyaal war waad xanuunsantihiin isaaqow ordaya is qarasbixiya oo umadiina dhexda uga jira boogyahay aan daawada loo helin
-
1 month ago
-
1 month ago
AXDI HAWEEN.
Erayadii : Abwaan Salebaan Mohamed Salah Abwaan SMS
Laxankii iyo Codkii : Sakeriya Mahdi Abdi ''Zaki Hannad''
Music by : Bashiir Hanuuniye
zakihanad • 5,561 views
sahal1qardho
commented:
INA HABREED ZAKARIYE MAHDI WALEE CAADI MATIHID WAAD KAWADATAA COD WAADNA GUDBAYSAA NOOLOW BOOWE
-
1 month ago
Wacan Zaki hannad
Ereyadii : Abokor Yussuf Ahmed
Laxankii : Xanfar Yare
Codkii : Zaki Hannad
Music by : Bashiir Hanuuniye
zakihanad • 8,821 views
sahal1qardho
commented:
CAADI MAAHA ZAKI HANAD AMA SAKARIYE MAHDI CAADI MAAHA , MAXAAN WADAYAASHA DHIIGA JECLAYSTAY INAAN WADAAGNO KKKKKKKKKKKKKKK CAADI MAAHA FANAANKA SARE
-
1 month ago
mayoow2008 • 18,643 views
sahal1qardho
commented:
CAADI MAAHAN ZAKI HANAD ,FANAANKA DEDA YAR EE REER PUNTLAND NICE VOICE WALAAHI BOOWE WAA WALAALKAA ABWAAN SAHAL YARE OO KULEH HALKAA KAHAY WALAAL SAKARIYE MAHDI IWISH YOU LONG LIFE BRO
-
1 month ago
dhagaweyne • 10,941 views
sahal1qardho
commented:
waaaaaaah waah baarqabkii fanaaniinta somaaliyeeed mudane ahmed ali igaal
-
1 month ago
bigabdi1 • 11,172 views
sahal1qardho
commented:
hahahahahahaha waa meel aan waxba lala harin 2 hooyo iyo macaa wiilashoodii oo wada baashaalaya murqaanku haydhaco
waaaaaaah waaah odaygii axmed ahaaa baa kamaqan oo kaliya hala baashaalo
-
-
1 month ago
Heestii Khaatumo
Kusoo dhowaada heestii Khaatumo.
ashuriye • 4,175 views
sahal1qardho
commented:
wooooooooooooooooooow caaaaaadi ma ahan heestan loo sameeyey shirka khaatumo 2 ee taleex kadhacaya hahahahahaha woolalalalalala
-
1 month ago
ssc Khaatumo 2 Video
Imaaw, taleex Imaaw; a tribute to the Darwiish State of Somalia; currently underway in Taleex and the Sool Sanaag Cayn communities convening The Hi...
TaleexSSC • 30,412 views
sahal1qardho
liked
-
1 month ago
YaaWalad • 219,022 views
sahal1qardho
commented:
ar booweyaalow maxaa meesha rak u ekayaal aan dhaqan lahayn buuxa war ku faana oo ku hadla luuqadiina iyo dhaqankiina hooyo ee somalinimada ah sinji dhaan ayaad wadatihiine bilaa damiir bilaa qadiyad bilaa wadaniyad duli fooqal wada duli kuligiina guskeyga baad kawada duushaan
-
1 month ago
Shirib Hidaha iyo Dhaqanka Shaaciye Qeybta 4aad
Shirib Hidaha iyo Dhaqanka Shaaciye Qeybta 4aad
Shaaciyetv • 4,719 views
sahal1qardho
commented:
caadi maaha reer adeerkaybaa meeshan tumanaya
waaaaaa w hahahahahaha dhexyar dhuubooy caadi ma ahan