-
4 months ago
Jooqle And Nimco Dareen - Galeyr Dumar
Waa Hees Aay Wada Qaadeyn Jooqle Iyo Nimco Waa Gabar Iyo Oday Sheeko Dhex Martay
SomaliMusic143 • 43,491 views
raalliyo
liked
-
-
4 months ago
VIDEO CUSUB 2011 XASAN ADAN SAMATAR QORANSI
somali lyrics presents
munasar10001 • 9,251 views
raalliyo
liked
-
5 months ago
Sleepover Club S2EP6 Part 3
Part 3 of episode 6 this time of season 2 sleepover club. Barry, a boy at school who has no friends, is tricked by Jason into thinking that Maddie ...
frogspawn11 • 85,406 views
raalliyo
commented:
jvcxc hgrdod gharox jmhbdv
-
5 months ago
Sleepover Club S2EP6 Part 2
Part 2 of episode 6 of season 2 sleepover club. Barry, a boy at school who has no friends, is tricked by Jason into thinking that Maddie likes him ...
frogspawn11 • 48,272 views
raalliyo
commented:
jess cant das
-
5 months ago
Fuaad Cumar iyo heestii Garoob dhex-yar album 2010
http://www.heegantv.com/ Hees cusub oo uu ku luqeenayo Fuaad Cumar- Fuad Omar waxaa miraha sameeyey Hussein Shire Jama (Ciyaar Jecel- Fuad Omar
Fua...
cadaaawe • 46,165 views
raalliyo
commented:
kkkkkkkkkkkkkk
heestaan marmar ayaan soo booqdaa oo niyada ku dhistaa ammaantaas , yaa salaam
-
5 months ago
SAYNAB
Hees Cusub oo Somalia ah Codkii , Mirihii iyo Laxankii Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel
MrQubqac • 36,600 views
raalliyo
commented:
kkkkkkkkk, reer baadiye kulahaa, ma ninkaan quruxdiisaaba iga dhex baxdaye meel aan ka helo baan waayeyba walaal
telkiisa yaa ii keena abaal marin baa la siinayaaye
-
5 months ago
xaawo kiin iyo Farah Murtile heestii xilkas
waa hees cusub oo ku luqenayaan xaawo kiin iyo farah murtile waa heestii xilkas 2011
haashimi2010 • 174,983 views
raalliyo
commented:
XIJAAB WEEYE GUUR
XANAAN LOO GALOO
XARIIR LOO GOGLOO
XAMDI LOO NAQEE
XERO WEEYE QEYR
XIISO LOO QABOO
XAQNA LOO DHAQOO
XEER LOO DHIGEE
SIDA XILO JANAAN KUU XAQDHOWRAYAA
AMA XUURAL CAYN KUU XUSHMEYNAYAA
XABIIBI XABIIBI XABIIBI XABIIBI
XAYAATI QALBI XAYAATI
WAAH WAAH WAXAAS AYAA COD AH IYO MIRO M...
-
5 months ago
Xaawo Kiin iyo Hesstii Dhoof Jaceel
waa hees cusub dhoof jaceel iyo codkii Xaawo Kiin 2011
haashimi2010 • 427,529 views
raalliyo
commented:
wow waa hees aad u macaan , cod macaana lagu qaaday
mahadsanid xaawo kiin
-
5 months ago
Raaliya By: Abdi Holland
PASSWORD14301 • 15,150 views
raalliyo
commented:
@mohamed724
kkkkk
naag soomaaliyeed raalliyo waa noqotaa waa i kan kula hadlaya!
-
5 months ago
Abdullahi Weheliye - Asli birimo 2011 with lyrics
Hees cusub by Cabdullahi Weheliye. Heestaan waxaa laxanka saaray Jooqle. Dib u habeyn by Jamal Adaawe
cadaaawe • 2,221 views
raalliyo
commented:
woow heestaan waa shidan tahay, wiilka cod macaan buu leeyahay, laxankana waa qatar
-
5 months ago
raalliyo
liked
-
-
10 months ago
Farxaan Xidig iyo Maryan Mursal - Buur baakugu gubane
Banadir24Music • 316,243 views
raalliyo
commented:
waah waah heestaan waayadaan ma maqal.
cumar dhuule ayaa la qaadi jiray aadna u cod macaanaa ilaah ha u naxariistee
-
10 months ago
Nimco Yaasiin iyo Qaboojiye - Damaashaad - Live at Universal TV
Somali Somalia Fiska Farxiyo Farhiya Somaliland dhag damac Banadir24 bclub19 markacadey djibouti puntland
Banadir24Music • 544,418 views
raalliyo
commented:
DADAAL BAAN KAA RABAA
DUCANA WAALIDKAA HAYEE
ALLAA DEEQDANA BAXSHEE
ADIGU DAACAD II AHAAW
WAAH WAAH
-
10 months ago
Farxiya Fiska - Damac Jaceyl origina - Dhag Dhag
Farxiya Fiska Damac Jaceyl
Banadir24Music • 862,743 views
raalliyo
commented:
@Samiira78
kkkkkkkkkkkkkkkk kintirka sida aad u tilmaantay baan la qoslay, wale waad qiratay inuu kugu yaal
-
10 months ago
Manqaboojiya - (Abdi Khalid & Farxiya fiska)
Abdi Khalid & Farxiya fiska
Somali Music 2010
copyright eyeforaphoto
eyeforaphoto • 1,008,507 views
raalliyo
commented:
maashaa allah farxiya quruxleey laguma cuno codna waad ku darsataye
-
10 months ago
Haraad by Hussein Shire Jama iyo Shamso Mohamed Foot 2010
Download MP3 Song: http://bit.ly/aiuz2R
Heestii Haraad. Codkii macaanaa ee Hussein Shire Jama iyo Shamso Mohamed Foot. Heeso Cusub for 2010!
SomaliMusic1 • 72,982 views
raalliyo
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkk
islaantaan sidey u ciyaareyso oo u suurooneyso ayaan ka helay runtii, axmadeey abuubakar ayaa igu soo dhacayba
-
10 months ago
lilaahi baan kuu ahaayoo lilaahi iimaad noqom adi
xaaji kaash lilaahibaan kuu ahaayoo lugooyaad igu wadee
aidaruus • 120,124 views
raalliyo
commented:
ninka aboor1 wata ayaan ka wadaa
-
1 year ago
Diiwaan - Axmed Biif 2010
Diiwaan, waa hees kale oo cusub oo uu idiin soo saaray FANAAN Axmed CabdiKariin Maxamed "Axmed Biif", oo ku jirta albanka cusub ee NIMCO 2010 oo uu...
AxmedBiif2010 • 543,443 views
raalliyo
commented:
HADDUU CAASHAQU I DILO
ARMAAD ADNA DAALACDAAYO
DOCDAADA KA YEELATAAYOO
DARIIQII HODAN MARTAA ADIGU
YAA SALAAM IS WAREYSI MALEH TAASI
-
1 year ago
Maal iga Hoo (From SomaliSwiss Music video Albums)
Malableey ama [Maal iga Hoo maqal iyo qoraal] (From SomaliSwiss Music video Albums)
Mohamedsaadaq • 1,702 views
raalliyo
commented:
MAANSADA IIIGA DHAAF
MA MAQLAAYI MAADAA
MURAADKAA DIIDAYEE
MID KALOO MALAA'IGTEEY
IYO MIIRKA RAACAYAA
MAAL IIGA ROON.
MUUN DAANYEER AHAAN
IS MAROOJISAA IYO
MALAAQ ISKA SOO DHIGTAA
MAANGAAB MASKAX LAHAYN
IYO MALMALAA TAHEE
OO AAN MACEYN.
-
1 year ago
maryan mursal iyo abdirahman gaas( heestii guri nabadi taal ee galmudug).flv
badal615 • 6,736 views
raalliyo
commented:
maashaa allah hees aad u macaan waaye. labo hobol oo cod macaana loo dhiibay
isha baxarka,
tks badal515
-
1 year ago
Haybad waxad uleedahay Dalkaga Hooyo
nogob • 19,871 views
raalliyo
commented:
CALANKAAGU WAA HIBO
SHARAF KUGU HAGOOGANE
CIIDAADU WAA HODAN
AAD KU HAQABEESHEE
HANTIYEEY MACAAN
WAA MIDAAN
HOOY LAGAA ORANEE
AAWAY HEE SOMALI HADAAN NAHAY DADKA KALE WAXA AY HEYSTAAN AYAA NOO MACAAN, ILAAHOOW NAGA SOO GAAR
-
1 year ago
Cabdixakiin Raage Axmed (Qanciye) iyo heestii Maxaan giilyada jibaaxay
www.boocame.com
wacdaraha • 1,119 views
raalliyo
commented:
MAXAAN CASIR ROOBABAABA
HABEENKOO GELIN DANBEEDA
INTAAN GURIGA ISKU OODAY
ANOO GAAGAABANAAYA
GOOHAAGA INTAAN DHEGEYSTAY
HADANA GEDAAD JOOGTO WAAYEY
HAWAAWIR MAXAAN LA SEXDAY
GEDAAD U TILMAANTAY WEEYOO
GARTII SOO GABAGABOWDEE
GUGEENII WAA KAA SAMAADEE
AROOS LEYNOO GAMGAAMEE
woow isma lahayn hest...
-
1 year ago
Beer & Dheylo Digfeer heeso music somali music best somali song 2009
Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Compan...
fiirsidotcom • 220,657 views
raalliyo
commented:
JECEYLKAAN MUDADA BADAN
BAARKA U FIRAAYIYO
BEER LAXAWSIGAAGII
KA BOGSOODAYE KOOW DHEH
BUUGGII SIRTAADIYO
BOOGTAADII WAAN HELAY
KAAGANA BAXEE LABO DHEH
BEELGUBA WAXBAA KU DHACAY
BILIC LAGU QASAARAY DHEH
-
1 year ago
*HEES CUSUB GAL MUDUG*
*NEW SONG GAL MUDUG*
smartgal2009 • 248,976 views
raalliyo
commented:
gocosadiyo yicibtiiyo
gaawo caano lagu dhamo iyo
subag iyo gasiin wacaniyo
gabdho timaha loo dabo iyo
dhalinyaro garaad wacanoo
guta waajibkoodiiyee
GALMUDUG gaar ayaad u leedihiin
-
1 year ago
Heesta Cusub ee Galmudug State & HobyoNews.com.flv
Maamulka & shaqaalaha Shabakada HobyoNews.com wuxuu u mahad naqayaa abwaanada Sahro Daahir Mire & Hobalada qaaday heesta Galmudug
drbood12 • 31,423 views
raalliyo
commented:
MIDAAN HALDHAA LA SOO SHIR TIMID WAXAA KA SOO DHOW INAY YOUTUBEKA KA SOO DHEX BAXDO OO HOBOLADA QARANKA HALKAA KU DISHO, NAA IS DEJI OO NECEYBKA BADAN IYO CUQDADA ISKA DAA, XITAA HADII LAGUGU KUFSADAY SOMALIYA AMA EHELKAAGA LAGU WAXYEELEEYEY, SOMALI DHAN AYAA DHIB IS GAARSIISAYE QARAARKA ISKA DAA...
-
1 year ago
Somali Lyrics - Song - Maseyr -By Jihaan
aliel69 • 15,799 views
raalliyo
commented:
HADDUU MUSALSAL FIIRSANAYO WAA IN AAD ADIGANA LA FIIRSATAA
MAXAA DHAR DHAQID KUGU MASHQUULIYEY..KKKKK MAS'UUL MABA TIHIDE
-
1 year ago
NEW SONG DHARAAR IYO HABEEN BY JIHAAN JALAQSAN 2010.avi
badal615 • 50,021 views
raalliyo
commented:
ballantii dhexdeeniyo
axdigeynu dhiganee
dhaartiyo kitaabkii
dhowr baan lhaayee
dhowr baan lahaayee
dhaxan reebka caashaqa
ma dhibaatadaanbaa
maya may ee dadka ayaa dhib badan
naagahaan somali ma ahan , waa ethiopian sharmuutooyin ah oo magaca somalida ku ciyaaraya
somalidu si kasta oo ay u xishood daran tahay waxan isuma quurto
waxan waa dhilooyinka ethiopianka ah ee xitaa aan kaadida iska dhaqin