Featured Playlists
Events | Dhacdooyin
Halkaan ka daawo Xaflado & Dhacdooyin kala duwan oo Musjid Quba qabanqaabshay ama ka qayb qaatay sida Eid in the Park oo Xaflad sanad walba dhacda laguna qabto beerta weyn ee Ealing Common Park
TAJWIID | Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi
Halkaan kala soco kitaab Tajwiid ah magaciisuna yahay Manduumatul Mufiid Fii Cilmit Tajwiid
Manduuma AL-BAYQUUNIYYAH
Halkaan ka daawo kitaab ku baraya xadiithku sida uu saxiix ku noqdo ama daciif ku noqodo, kitaabka magaciisu waa Manduumatul Bayquuniyyah
Sheekh Muxamed Cabdi Umal
Halkaan ka daawo muxaadarooyin wada HD ah Masjid Quba uu idiin soo xulay, kuna haboon waqtiga la joogo, kana hadlaya mawaadiic aad u saamaynaya dad badan
Fadlan subscribe si aan kuula socodsiinno marwalboo video cusub lagu sood daro play list kaan
Muxaadarooyin kale ka daawo channelka Masjid Quba ee YouTube www.youtube.com/qubacentre
Faafaahin intaa dheer fadlana nagala soo xiriir emailka masaajidka info@qubacentre.com
Sheekh Cali Saalax
Halkaan ka daawo muxaadarooyin wada HD ah lana soo xulay, kuna haboon waqtiga la joogo, kana hadlaya mawaadiic aad u saamaynaya dad badan

Sheekh Muxammed Cumar DIRIR

Sheekh Muxammed IDIRIS

Mowliidka Nabiga SAW
Halkaan ka daawo musalsalkii ama taxanihii uu sheekhu ka diyaariyey dabaaldagyada loo sameeyo dhalashada Rasuulkeenna Suuban Calayhis Salaam, Asalkooda meeshay ka yimaadeen say ku bilowdeen sharcigu waxa uu ka qabo, waxa ka saxda ah & waxa ka khaldan.
Fadlan Subscribe si marwalba aan kuula socodsiinno muxaadarooyinka cusub ee channelkaa lagu soo kordiyo.
Muxaadarooyin kale ka daawo www.youtube.com/qubacentre
CAAFIMAAD | DR MAKHTAL
Halkaan ka daawo Barnaamijyo taxane ah kana hadlaya caafimaadka guud ahaa, gaar ahaan kuwa soomaalida aadka ugu badan
Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi
Halkaan ka daawo muxaadarooyinka & Sheekh Cabdirashiid sheekh cali suufi
Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil
Halkaan waxaa lagu aruuriyey Muxaadarooyinka Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun
view all
Advertisement

Play all(6)