masha allah hees mcn wlh, fanaanda kaltuun waan ka helay siday u badashay, heestiisi alaahuyarxamu CALI JAREERE ayaa lahaa heesta ALAM...i feel like been in love..any gd sis i can get married my queen hala thnz guys..
Al musician Al fanaan da'ud C Masxaf, he's lagendery and acon 2 all musicians, he's in our Hall of fame...masha allah, he's one of the kind reall...thnkz .
waa ka xumahay walaalo Fartun, een ugu horeentii wahaana hay dad muslim ah, waana ilaahay amarkii qofka ilaahay wuhuu ugu talagay, wahaa loo baahan yahay SAMIRKA abaayo insha allah u will be find..wah kasta waa amar ilaahay.....
Asc dhamaan walaalayaal somaliyeed, magaceeygu waa Ahmed A.Gedi shadoor, wahaa mudan inaa xusnaa una tahniyadeenaa dadka jeccel wadanimada somaliweeyn, wahaa ka mid ah dadkaa runtii, mudane Mahamed nur Tarzan, waa shaqsi wadani ah jecelna somalinimo, waa runtii 4.5 waa waha na dilay hoosna noo dh...