Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
mirhan1231

mirhan1231's channel

Loading...

13 subscribers
0 video views
  • 7 months ago

    New Somali Love Song

    waa hees jaceyl ah oo qalbiga ku dhawic adunyadu qaribanaa waa heestii sanadka

    mirhan1231 mirhan1231 commented:

    kkkkkkkkkkkkkk Duqwaalow Iga dheh... Dad badan Ayaa dhaanta oo fanaaniin ah lol

  • 1 year ago

    Farhiya Fiska Ft Abdi Hollan .. Iyo Heesti Aroos With Lyrics 2010 ................Bashka

    waa heesti farxiyo fiska iyo heestedi Aroos oo qoraal iyo codba isku jiraan dhegeeysi wacaan waxan u malay nayaa in aad ka helaysan heesta macanka ...

    mirhan1231 mirhan1231 commented:

    @abkey100 Walaalo Gofkii Cadaab galaayo Iyo gofkii Jannada Galaayo Ilahay Un baa Og Taas ... Inkasto Muslim Aa nahnay Oo Heesaha Dambi ee Yihiin. bi' di aana La siiyahay Walaalo dambi waa la Galaa ilahay waa Gafuruh Rahim. Wuuna Cafina Insha 'Allah....

    Salaam

  • 1 year ago

    2010 HeES Cusub kkkkkkkk

    InaBa CaaDi Maha

    mirhan1231 mirhan1231 commented:

    kkkkkkkkkkkkkkkk Fuunny.. Kan Asagoo Ogeyn Aa Laga Duuway Umaleena loool Khadka Na Afka Oga Buuxo Caawis Weyn u bahanyahay Iga Dheh.

  • 1 year ago

    Abdi Haybe - Ogaysiis

    Somali Music

    mirhan1231 mirhan1231 commented:

    Indeed His The best Somali Comedian NInkaan Gacan Aa U Taagay.. Abdi Haybe AFKAAGA MALAB Lagu Qabay nin culus. , Dadka Caytamayana Abdi Haybe aqoontiisa idin dhiman Iska Barta

  • 1 year ago

    HEESTA CUSUB EE GALMUDUG STATE,2010 GAARBEY U LEEYIHIIN GALMUDUG,

    erayadii sahro mire laxankii maxamud cumar

    fanaaniinta, maryan mursal,cabdi shire jooqle,farxiya fiska,c/risaaq gaadaco,c/risaaq altezto,ikraan car...

    mirhan1231 mirhan1231 commented:

    Guys Cayda maxa ka faa'idesin???? i dont get it.. Heesta hadiina ka helin gof idinku qasbaayo ma leh.. But keep ur dirty comments to ur selves. We all Know Somalia Inee calamo badanyihiin oo Iskala So soceyn but Inaa Qaladkeena Ka Baro waaye not make it worst... Subhanallah isku xishooda An reali...

  • 1 year ago
    mirhan1231 posted:

    There is no doubt that three kinds of prayers will be answered: the prayers of the oppressed, the prayers of the traveler, and the prayers of parents for their children. [Bukhari]

  • 1 year ago

    AFURAAY - Kooxda Qeylodhaan iyo heesta Ramadaanka

    Kooxda wadaniga ah ee Qeylodhaan ayaa markale soo saartey hees cusub oo magaceedu yahay afuuraay oo lagu weynaynaayo bisha barakeysan Ramadaanka.

    H...

    mirhan1231 mirhan1231 commented:

    Heesta Beelo Waaye , Lakiin Joogle Maxuu Gacanta Bidixda Ugu Cabaaya Biyaha @ 2:08- 2:11 ?

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more