-
1 week ago
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
Wareysi Gaar Ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf By Hereri
ibrahimbaafo • 10,728 views
miirojeedeed
commented:
-
2 months ago
Sheekh Fu'aad oo ka hadlaya dilka Dr-ahmed , iyo weliba isago oo baaqii Culimada akhrinaya.
kulanka ka dhacay Masjidka Al-Rowda oo ay dadweyne aad u tira badani kasoo qayb galeen in badan oo kalena ay Idaacadaha kala socdeen ayaa ahaa mid...
odeyqardho • 3,336 views
miirojeedeed
commented:
walaal fu'aad hadalka canbaareeyntaa ee ku aadan dilkii caalimkii ummadda islaamkaa, gaar ahaan kuwa soomaaliyeed, waxaad uga hadasheen sidii madaxweynihiina puntland faroole, waxaad hadiiba la soo boodeen waxaa dilay al-shabaab, shabaab waxay yihiin waan ognahay laakiin walaahi hadalka aad ku ja...
-
4 months ago
Abdullahi hussein maaryaa Banaan bax looga soo horjeedo President Shariif oo ka dhacay Nairobi
Abdullahi hussein maaryaa headlines of the news/ world news in Somali from Somali channel Aqbaartii dunida
Maaryaa1 • 571 views
miirojeedeed
commented:
DADKA KENYA JOOGOQW OGAADA DALKII LAALUUSH LAGUMA BIXIN KARO AAD KU JOOGTAA DALKA KENYA,
DICIIFNIMADIINA AYAAD MUUJISEEN
ILAAHOO HA NADULEEN DADKA MUDAHARAADAYA WAXAA KA MUUQDA QAARKOOD SUJUUD IYO GAR IYO KOOFI, LAAKIIN QALBIGAA MARAN GAR IYO SUJUUD MA NOQDAAN IIMAAN.
-
4 months ago
Abdullahi hussein maaryaa headlines of the news Dawladda KMGS oo markale mowqifkeeda cadeyseey
Abdullahi hussein maaryaa headlines of the news/ world news in Somali from Somali channel Aqbaartii dunida
Maaryaa1 • 121 views
miirojeedeed
commented:
MUNAAFIQ ILAAHAY KA FURTAY WAXAAD KU SOCOTAA RAADKII ADEERKAA CABDULAAHI YUUSUF
-
4 months ago
Abdullahi hussein maaryaa headlines of the news Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo shir Jaraaid qabtey
Abdullahi hussein maaryaa headlines of the news/ world news in Somali from Somali channel Aqbaartii dunida
Maaryaa1 • 139 views
miirojeedeed
commented:
SHACABKA AY KENYA KU SOO DUUSHAY OO AY MADAAFIICDA LA DHACAYSO HADAADAN U DAMQAYN WAXAA U DAMQAYA MIDKII LA DHASHAY WAXAANA IDIIN DANBEEYN DOONA ADIGA IYO KENYA HOOG,
ADEERKAA IYO AMXAARAAN TATAJEE
MA ADI IYO KENYAAN IDIIN DAAHAA
MARKII DULI DAANYEERA KUGU SHAQAYSTO OO UU KU NOCO INTAAD KUGUUL DA...
-
4 months ago
Abdullahi hussein maaryaa R/wasaaraha Somalia oo raali ka ah in ay Kenya layso AL-SHABAB
Abdullahi hussein maaryaa headlines of the news/ world news in Somali from Somali channel Aqbaartii dunida
Maaryaa1 • 207 views
miirojeedeed
commented:
DAALIM ILAAHAY KA FURTAY OO GACAN GAALO KU SOO KORAY,
SOOMALIYA DALKEEDA IYADAA ISKA LEH MANA OGOLIN SHISHEEYE XOOG KU YIMAADA, WAYNA GUUL DAREYSAN DOONAA, WAXAYNA ISKA INDHOTIREEN WAA KENYA INAY DALKA JOOGAAN KUWII ETHOIPIA CAYRIYAY IYO DABADHILIFKII WAYNAA EE CABDULAAHI YUUSUF MA UDAAHAYAAN HEE...
-
5 months ago
Booqashadii Ra'iisul Wasaarah dalka Turkiya ku yimid dalka Soomaaliya
Bariisle Media:Friday, August 19, 2011(Muqdisho)Ra'iisul wasaaraha dowladda Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka deyriya...
bariislemedia • 305 views
miirojeedeed
commented:
walaalkaaga fiican iyo walaalkaaga xun maalinkaad dhibaataysantahay baa lakala bartaa.
ma hilmaami doono dowladda turkiya iyo shacabkeeda, halka diyaaraddu taagantahay waxaa ka duushay diyaarad dalka sucuudiga laga leeyahay oo hooyooyin ku umulay xabsiyadooda waday, dadka loo yaqaano tarxiilka, w...
-
11 months ago
Furaha Qoyska Soomaaliyeed
Furaha Qoyska Soomaaliyeed
bartamaha • 75,445 views
miirojeedeed
commented:
Sheik mustaf iyo inta lamidkaa ee uu ka mid yahay sheik cabdiraxmaan suleymaan bashiir, iyo ducaadayada mid dhintay iyo mid noolba ilaahay ha xafido aakhiro iyo aduunba,
waxaana si gaara ugu duceeynayaa ilaahay ha u furee dhamaan naxariistiisa aakhiro, shiikheenii sheik cumar faaruuq iyo sheik bo...
-
11 months ago
New Video Clip Codka Wiilka Yaa Cajalad Ku Duubta By Ali Bashiir
New Video Clip Codka Wiilka Yaa Cajalad Ku Duubta By Ali Bashiir of Wadani Stars. This Video Clip is courtesy of Information,Culture and Tourism Bu...
guledcase • 83,797 views
miirojeedeed
liked
-
11 months ago
Gumaysi Iyo Gobanimo
Gumaysi Iyo Gobanimo By Carays Ciise Kaarshe
guledcase • 69,479 views
miirojeedeed
liked
-
11 months ago
suldaan timacade dardaran
timacade
shoodhe20010 • 5,446 views
miirojeedeed
commented:
Gabayaa soomaaliyeed waana aflagaado in lagu sheego soomaalilander waayo waxaan naqaanaa mabaa'dii'diisii alaha u naxariistee cabdulaahi suldaan timacadde, waxayna ku salaysneeyd soomalinimo, wadajir,gumeysi nacayb iyo qabyaalad nacayb.
ilaahoow qabrigiisa unuuri
inta sheegata magaca soomaali ee ...
-
11 months ago
Geeridii Sheekh Cumar faaruuq موت الفقيد المفسر شيخ عمر الفاروق
Geeridii Sheekh Cumar faaruuq
naxnax10 • 4,461 views
miirojeedeed
commented:
alladiina idaa asaabathum min musiibatin Qaaluu inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun.
ilaahoo naxariis dhamaanteed ugu bishaaree Sheekhayagii qarnigaan sheikh cumar faaruuq.
waxaana rajjo fiican ka qabaa inuu ilaah kala kulmi doono wanaag inshaa'allaah.
Walaahi ilaahay darti ayaan u jeclahay shei...
-
1 year ago
wareysi qimo
wareysigii qiimaha badnaa ee mudane
khadhaab88 • 6,518 views
miirojeedeed
commented:
FIRCOONKII SOOMAALIDA, MAGACA KU HABOON IYO XILKA KU HABOON EE UU MUDAN YAHAY WAA MAGAAS AH FIRCOOONKA SOOMALIDA,
WAA NINKII UGU HOREEYAY EE XABAD RIDA OO CIIDANKA ETHOIPIA SOO KA XEEYSATA, OO SOO WEERAR DAL SOOMAALIYEED, WUXUUNA UGU DANBEEYNTII KUGUULEEYSTAY ISAGOO WATA CIIDAMO ETHIOPIA AH INUU...
-
1 year ago
Wareysi Cabdiqaasim Salaad Hassan Part 1/2
Warsan TV xafiiskeeda Cairo oo wareysi la yeelatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xassan isagoo ca...
MuuqaalDotCom • 7,594 views
miirojeedeed
commented:
ABDI QAASIN WAA MADAXDA SOOMAALIYEED KOWOODA UGU MACQUULSAN LAAKIIN RUNTII FURSADDIISII KAMA FAAIIDEYSAN,
WUXUU MADAX KA AHAA DOWLADII UGU MACQUULSANEEYS OO LOO SOO DHISO SOOMALIYA,
BY WADANI
-
1 year ago
Somalia new Prime minister
Shariif appoints Farmaajo for prime minister
halgankanet • 6,820 views
miirojeedeed
commented:
xukuumad kasta soo dhisideeda waxaan ku baranaa magacyo cusub waxay u qabtaan dalka iyo dadka ma jiraan lagana filimaayo,
yarku meel qaboow ayuu ka yimid ma isaga laabtoo mise liiska dakanada ayuu ku soo biiri doonaa,
yaan lagaa badsan dakanadda oo hor u soo gal sxb
-
1 year ago
prime minister of Somalia Sharmake D.C 1962 (MogadishuPost)
www.MogadishuPost.com History repeats itself
mogadishupost • 63,335 views
miirojeedeed
commented:
from sky to land inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
nin qabiil miciin biday halka u danbeeysaa waa halka maanta somaliya taalo
markaan milicsadaba ilmaa indhahayga .......
-
1 year ago
Laataxzan Innallaha Macanaa 1 of 2
Sh. Ummal, Ha Murugoonin Eebe ayaa ina la jiree.
abdii • 85,599 views
miirojeedeed
commented:
@dalmarqaran ilaahay ha ku soo hanuuniyo xaqana ha ku tuso waxaana kugu waanin lahaa ilaahaygii ku abuuray wuu ku dili doonaa waadna hortagi doontaa adigoo aan ku kibir badneeyn sida hadda oo kale
marka horteed tasho,
by miirojeedeed
QABIILI QABYAALADD BADAN OO DANTII SOOMAALIYEED U BURBURIYAY MIDDA MAJEERTEEN, NIN QABIIL IYO QOYS WAX U DOONAY TAARIIKH MALAHANE WAXBA HA KU DAALININA CABDULAAHI YUUSUF, IYO MAJEERTEEN,
ILAAHAY HA U NAXARIISTO, AXMED GUREEY, SAYID MAXAMED, IYO MAXAMED SIYAAD BARRE, SOOMAALI IYAGAA UGU WADANI SAN...