Cross culture
madheedhle's Channel
Alert iconSubscribed
 
 
Sign in or sign up now!
Hello, you either have JavaScript turned off or an old version of Adobe's Flash Player. Get the latest Flash player.
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
madheedhle
Alert iconSubscribed
Loading...
Profile
 
Channel Views:
21,285
Joined:
Feb 20, 2009
Channel Comments
sweety071000 (1 week ago)
wan kusalamey my inadero qali ,, setahay ayantaan adaba lagu wayey mase xagii ka dhacdey lolz anaga adban u waca nahay alhamdulilaah waa jam jam inadero qali, inadero mcn qoftii aasiya eheyd anaba warka eheyn wa sida shegtey malaa alshabaab ba gacanta u gashey meelna ku xirteen kkkkk walee wa sida shegtey juuuqdeedaba wan waayey xata wan wacaaa imagama qabaneyso mar mar waxan isdhaha talow mala afduubtey lolz ,,,,, inadero qali mala wa iska yara mashquulshey mar marna wa soo gasha ishey kuqabata wey ka baxda wa ceyn ka dee kkk, bye mcn umaaaaaaaaaaaaaaaah,,, luv u
waadamagooye (3 weeks ago)
Saxiibkay marna inaaderkay madheedhle waaxy wararka cusub een kamaqlayyo idaacadaha iyo tvga somaliland iyo suldaankeeni guud ee isaaq iyo madaxweyneheenu iyo labada gole iyo xukuumadda somaliland ay go'aan sadeen inay ka qeyb galaan shirka dib u heshiineed ee somaliya ma dan baa inoku jirta sey kula tahay anigu waan ka biyodiide.waxay kolba ku taliyaan ma qasabaa inaan ku raacno,sowteynu ku heshiinay in go'itaanka somalilan yahay mid muqaddasa.wax dowladnimo gaara oo somaliland ay yeelato wax ka yar sowtaanu diidney maxaa keenay somaliweyn shirkeeda in maanta loo xayt xayto waa shirka 23feb.ee sanadkan ka dhici doona LONDON ee bal talo soo sheeg.
waadamagooye (1 month ago)
Asalaamu caleykum waraxma tullaahi wa barakaatuhuu Madheedhle waar ma nooshahay muddo dheer beynaan is maqle ma nabadbaa waar reerku muxuu ku baryey dalkii waa lagu ladnaa barwaaqo ayaa ka jirtay wallaahi waa in aad booqataa waad soo raaxeysan waliyo bille.
sahuur133 (1 month ago)
mi indro laxmi waan kusoo salamayaa salaan qaliyaa istaqiiney is iloowdey yaah
sweety071000 (1 month ago)
my inadero qali adban ku salamey , xaalku wa dhag dhag iyo jam jam my inadero qali, wanba ku xiisey walahi suxee, ayantan yara mashquley adna maxa heysaa,,,, HAPPY NEW YAER , umaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaac my qalbi inadero,,
Yummysomalilander (2 months ago)
hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaay
warhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaay
sweety071000 (2 months ago)
salam inaderke madheehle seetahay long time my inadero xalku sow dhag dhag mahan , anaga adban u waca nahay cunadi wali wan cuneynaa ,kkkkk mac mac by luv u
MegaMIndVision (3 months ago)
hayaay Madheedhle wamaxay extremeka jacaylka  ah de beerti jacaylka adaaba been yidhiba baryahan intaa wa kaftan aad baana kuu salaamey walal
DxDutchfanclub (3 months ago)
Thank you so much !
it's really really important for me :)
Thanks!!
DxDutchfanclub (3 months ago)
You are Welcome !
merci beaucoup pour ton message :)
please subscribe to " DxDutch " channel ,
she's my numberonesingerstar *
Thanks !
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more