-
1 month ago
Heestii dardaaran Cabdulahi Cabdi weheliye 2012mp4
Waa hees cusub 2012 oo lamagac baxday Dardaaran, waa mirihii Cabdirashiid Salal, laxankii Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel iyo Codkii Cabdulaahi Ca...
saamiya112 • 521 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Heestii oday duq ah xuseen shire Jaamac 2012mp4
Waa hees cusub 2012 "Oday duq ah" waa mirihii, laxankii iyo codkii Al-abwaan Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel.
saamiya112 • 2,356 views
love4macountry
commented:
-
1 month ago
love4macountry
liked
-
-
1 month ago
Hees ha igu eegin xanuunka Xuseen Shire Jaamac 2012.mp4
Waa hees cusub "Ha igu eegin xanuunka" 2012. Waa erayadii iyo laxankii Cabdirahman Mocalin Xasan "dhugdhugle iyo codkii Al-Ustaad Xuseen Shire Jaam...
saamiya112 • 1,728 views
love4macountry
commented:
Ciyaar jecel sanadkan 2012 adaa usita saaxiib, heesahad so sartid baryehan cadi maha
-
1 month ago
love4macountry
liked
-
-
1 month ago
lausannejunior • 158,756 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Qeylodhaan - 500 Xildhibaan beeso loo heli maayo
http://www.heegantv.com/ Hees cusub oo ay qaadayaan Qeylodhaan 2011
cadaaawe • 8,090 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Xildhibaan qaylodhaan
Waa hees la yiraahdo XILDHIBAAN -NIMOOY XAAL QAADO
XUSHMAD BAA LAGAA DOONAYAA
HADAAD XILDHIBAAN TAHAYE
XEERKOOD ILAALISAA HABOON
IYO XUMAHA OOD DI...
ls827 • 218,842 views
love4macountry
commented:
probably the 2 people that disliked this are xildhibaans. Ha ubixinina runtaad ka hadasheene
-
1 month ago
love4macountry
liked
-
-
1 month ago
-
1 month ago
-
1 month ago
Soomaaliya waa iib/ Somalia for sale
MEEL LAGU DAGAALOO
DIRIC DHIIGII DAADSHOO
OO DALKA CIIDANKIISII
DOOXEEN CADAAWAHA
DURBA GUULO BADAN IYO
DEGMOOYIN AY XOREEYEEN
DOQON CADOWGU SOO DU...
ls827 • 83,558 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Qeylodhaan, Qaylodhaan
Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan (qaylodhaan). Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsad...
ls827 • 618,259 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Xaflad lagu maamuusayo 50 guuraddii xoriyaddii Soomaaliya
Wargalin iyo Ogeysiis
Kooxda qaylodhaan, Qaar ka mida fanaaniinta qaranka iyo Haweenka
Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda London, waxey ugu bisha...
ls827 • 31,433 views
love4macountry
liked
-
-
1 month ago
Haraad by Hussein Shire Jama iyo Shamso Mohamed Foot 2010
Download MP3 Song: http://bit.ly/aiuz2R
Heestii Haraad. Codkii macaanaa ee Hussein Shire Jama iyo Shamso Mohamed Foot. Heeso Cusub for 2010!
SomaliMusic1 • 72,223 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Hees ila dheel - xuseen shire iyo shamso Foot 2010 hees cusub
http://www.heegantv.com/ Miraha iyo laxanka waa Shamso Maxamed Food. Codadka Xuseen Shire iyo Shamso Food waa hees cusub. Ku baashaala.
cadaaawe • 23,206 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
soomaalidamaanta • 18,458 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Haraad Husseen jaamac iyo shamso Geesguud.wmv
Haraad Husseen jaamac iyo shamso Geesguud.
shiino1000 • 21,760 views
love4macountry
commented:
Who are the 2 idiots that disliked this song? this is the best song of 2010 period.
-
1 month ago
love4macountry
liked
-
-
1 month ago
Heestii Riyo - Xuseen Shire Jaamac
Heestii Riyo oo uu Xuseen ku riyoodaya xitaa Laxankeeda.
cadaaawe • 7,947 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Xuseen Shire - Galdogob video 2011
http://www.heegantv.com/ Heesti Galdogob 2011 by Xuseen Shire
cadaaawe • 8,540 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
-
1 month ago
Heestii Galdogob- Xuseen Shire
Somalia 24 TV.
Hees cusub: Galdogob xuseen shire cayaar jecayl
Waayaha cusub, qoomaal, king khalid, maryan mursal, fiska, cali najiib, xasan aaden ...
somalia24tv • 7,198 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Xuseen Shire jamac (Ciyaar jecel) - ''Adaa i leh Aniga'' 2010
http://www.heegantv.com/ New Somali Song, Waa hees somali ah oo aad u macaan waxaa ku luuqeenaya abwaan, fanaan iyo laxamiistaha Soomaliyed ee Xuse...
cadaaawe • 184,449 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Heestii Riyo Xuseen Shire hees cusub 2011
Hees cusub waxaa ku luqeenaya Xuseen Shire jamaac. Hussein.. laxanka, erayada iyo codka waa Xuseen Shire Jamac Ciyaar jecel
cadaaawe • 10,504 views
love4macountry
commented:
Abwaanka iyo fanaanka qarniga Xuseen shire hees aad umacaan baad ku riyootay ee alla kuu sahlo midaad kuriyootay adoo uheesaya
-
1 month ago
love4macountry
liked
-
-
1 month ago
Heestii Aayatiin - Xuseen Shire jaamac 2011
Waa hees cusub waxaa qaadaya Xuseen Shire Jamac, Laxanakana waa Xuseen iyo Erayada.
cadaaawe • 3,800 views
love4macountry
liked
-
1 month ago
Hees cusub Qalad la 2012 by Xuseen Shire Jaamac
Qalad la waa hees cusub ee sanadka 2012. Waa erayadii Abdirahman Mocalin Xasan Dhugdhugle, laxankii iyo codkii Al-abwaan/fanaan Xuseen Shire Jaamac...
saamiya112 • 11,636 views
love4macountry
commented:
Heestan runti aad bay umacantahay ninka sameyeyna waa abwan geel ruug ah xusen shire laxankisana waa nuuraya best song of 2012 so far baan oran kara marka laga reebo heestada kale ee Xanuun.
-
1 month ago
love4macountry
liked
-
-
2 months ago
Hees xabad yaan laga reebin by Xuseen Shire Jaamac
Waa heestii xabad yaan laga reebin xarakaatul shaydaan. Waa mirihii, laxankii iyo codkii Al-abwaan/fanaan Xuseen shire Jama Ciyaar Jecel
saamiya112 • 4,937 views
love4macountry
commented:
Alshaydan si fudud somalia uga baxiyan ee wa inlala dagalo oo caqli iyo maskex laysku geeyo somaliyey an dhulkena duliga haysta oo dadkena dilaya, ilmahena gawrecaya, dumarkena kufsanaya ku duulno ola dagalno
-
3 months ago
love4macountry
liked
-
-
2 months ago
Ha igu eegin Xanuunka By Xuseen Shire Jaamac
Waa hees cusub ee la magac baxday "xanuun". Waa mirihii iyo laxankii Abdirahman Mocalin Xasan "Dhugdhugle" iyo codkii al-fanaan Xuseen Shire Jaamac...
saamiya112 • 4,119 views
love4macountry
liked
-
2 months ago
love4macountry
commented:
Woow Dhugdhugle iyo ciyar jecel salan sxbayal waa hes ad ufican runti oo darenka qof kasta owax jecel kicinaysa
-
-
2 months ago
Hees Oday Duq ah by Xuseen Shire Jaamac 2012
Heestan "Oday duq ah" waa hees cusub oo ku saabsan qiso dhab ah. Waa mirihii, laxankii, iyo codkii Al-abwaan Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel
saamiya112 • 8,125 views
love4macountry
liked
-
3 months ago
Sanadkan dhashiyo kii laso dhafey hoboladu ka qalisano kala murti wacane ninka ugu horeeye hoganku usida waa kuma tolow ninkaas, waa Ciyaar jecel iyo heesihiisa sida daba joogta ah iskaga burqana.......ya salan waxana murti ah