Uploaded videos
1-10 of 36-
Cali bagadi oo Deeq gaarsiiyay Dhadhaab... S24 TV
injineerka141
243 views
Deeq ka timid Shacabka Liibiya ayaa waxaa Xerooyinka Qaxootiga Dhadhaab gaarsiiyay Xoghayaha Safaaradda Soomaalida ee Kenya Cali Maxamed Shekh (Cali Bagadi).
-
Xisbu Shacab oo ka hadlay shirkii London.... S24 Tv
injineerka141
38 views
Gudoomiyaha Xisbu SHacab ayaa faah faahin ka bixiyay natiijada Shirkii London iyo aragtidooda ku aadan.....
-
Wasiir ku-xigeenka Dastuurka BUUX iyo Dastuurka Cusub.
injineerka141
464 views
Wasiir ku-xigeenka Arimaha Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Dowladda KMG ah C/kariin Xaaji Cabdii (BUUX) ayaa ka hadlay shirkii Garowe iyo Ansixinta Dastuurka Cusub.
-
Madaxweyne Shariif oo ka qeyb galaaya Shirka London.
injineerka141
1,110 views
Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in shirka London ay ka qeyb galaayaan isla markaana aaney usoo qaadeyn Soomaalida wax aanan u qalmin... waxa uu hadalkan ka sheegay garoonka...
-
Ahlu sunnah oo dhaleexeysay Shirka London
injineerka141
46 views
Maamulka Ahlu Sunnah Wal jamaaca ee Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleecay qaabka loo abaabulay Shirka London ee looga hadli doono arimaha Soomaaliya
-
Aqoonyahan Cumar Max'ed Faarax oo ka hadlay Xaaladda Dalka.
injineerka141
2,204 views
waa Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka dhiibtay Fikirkiisa ku aadan sida lagu heli karo dowlad rasmi ah oo uu wadanka yeesho
-
SEJASS oo Xustay Maalinta Warbaahinta Soomaaliya... S24tv.
injineerka141
888 views
Ururka Wariyaasha Qurba Joogta Soomaaliyeed ee SEJASS ayaa Nairobi ku qabtay Xuska Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Janaayo.
-
Reysal Wasaare Gaas oo la Kulmay Soomaalida Nairobi. by Guutaale
injineerka141
47 views
C/wali Gaas oo Nairobi kula Kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee halkaas ku nool
-
Tartanka Jaaliyadaha oo Nairobi lagu soo gaba gabeeyay S24 tv By Biibbo.
injineerka141
606 views
Tartanka Jalaiyadaha Bariga iyo Bartamaha Africa ayaa Nairobi lagu soo gaba gabeeyay. Soomaaliya ayaa Kaalinta Labaad ka gashay. Ururka SYAO ayaa soo qaban qaabiyay Tartank...
-
Wariyaasha Nairobi oo Hogaan Sameystay Xusayna Sanadkii dhamaaday.
injineerka141
762 views
Ururka Wariyaasha QUrba Joogta Soomaaliyeed ayaa Xusay Tacaddiayadii Saxaafadda ee Sanadkii dhamaaday ee 2011, sidoo Kale Ururku Waxa uu Hogaan Cusub u doortay Ustaad Max'e...
Advertisement










Play all(36)